Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi Uu Hogaaminayo Taliyaha Qeybta 27aad Ee Ciidanka Dhulka Ee Xoogga Dalka Oo Lagu Soo Dhaweeyay Beladweyne “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wafdi Uu Hogaaminayo Taliyaha Qeybta 27aad Ee Ciidanka Dhulka Ee Xoogga Dalka Oo Lagu Soo Dhaweeyay Beladweyne “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi saraakiil ah ee uu hoggaaminayo Taliyaha qeybta 27aad ciidanka dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Axmed Maxamed (Tareedisho) ayaa maanta garay magalada Baladwenye ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen ciidamada xoogga dalka qeybta 27aad.

Wafdiga Taliyaha waxaa qeyb ka ahaa Taliyaha qeybta 12-ka Abriil ee Ciidanka dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Tawane Axmed iyo Taliyaha guutada 22aad qeybta 27aad ee ciidanka dhulka korneyl Maxamud Xasan Baakaay.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Taliyaha qeybta 27aad ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa markii ay gaareen Beladweyne waxa ay salaan sharaf ka qaateen cutubyo ka tirsan ciidanka, isagoo mid mid u gacan qaaday ciidankii ka qeyb qaadanayay soo dhaweyntiisa.

Previous Post

Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo gacanta lagu dhigay+SAWIRRO

Next Post

Wasaaradda Beeraha Soomaaliya Oo Tababar Ku Saabsan Adeegsiga Software Casri Ah U Furtay Qaar Ka Mida Shaqaalaha Wasaaradda “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Beeraha Soomaaliya Oo Tababar Ku Saabsan Adeegsiga Software Casri Ah U Furtay Qaar Ka Mida Shaqaalaha Wasaaradda “SAWIRRO”

Wasaaradda Beeraha Soomaaliya Oo Tababar Ku Saabsan Adeegsiga Software Casri Ah U Furtay Qaar Ka Mida Shaqaalaha Wasaaradda “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In