Tuesday, February 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda oo gaaray dalka Tanzania

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 months ago
in Wararka
0
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda oo gaaray dalka Tanzania
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, oo ay wehliyaan Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay), iyo masuuliyiin kale ayaa gelinkii dambe ee maanta booqasho shaqo ku gaaray dalka Tanzania.

Related posts

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Terminal cusub oo garoonka laga hirgeliyay

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Terminal cusub oo garoonka laga hirgeliyay

February 10, 2026
Soomaaliya iyo Algeria oo kala saxiixday heshiis is afgarad oo labada dhinac ah

Soomaaliya iyo Algeria oo kala saxiixday heshiis is afgarad oo labada dhinac ah

February 10, 2026

Wafdiga oo soo dhowayn diirran kala kulmay masโ€™uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Tanzania iyo Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ilyaas Cali Xasan, ayaa qorshuhu booqashadoodu daaran yahay xarig-jarka dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee ku yaalla magaalada Dar es Salaam oo dib-u-dhis heer sare ah, dayactir iyo qalabayn lagu sameeyay, sidoo kalena wuxuu kaqeyb gali doonaa Xuska 65 sano guurada maalinta Xurriyada Qaranka.

Wafdigani Wasiirrada ah ayaa inta ay joogaan dalkaasi, waxa ay kulamo labo geesood ah la yeelan doonaan dhiggooda, iyaga oo kala hadli doona kor-u-qaadidda xiriirka labo geesoodka, iskaashi wadaagga iyo isku-gudubka xorta ah ee muwaadiniinta labada dal.

Previous Post

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MASHAARIIC HORUMARINEED KA DHAGAX DHIGAYA GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE

Next Post

Duqa Muqdisho oo Dhagax dhigay dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta Isgoyska Banaadir iyo Wadajir

๐Œ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐€๐›๐๐ข๐ฌ๐š๐ฅ๐š๐ฆ ๐€๐›๐๐ข ๐€๐ฅ๐ข ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฏ๐ž๐ฌ ๐ข๐ง ๐€๐๐๐ข๐ฌ ๐€๐›๐š๐›๐š ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐ญ๐ก๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ—๐ญ๐ก ๐€๐” ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Ali has arrived in Addis Ababa to participate in the...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Terminal cusub oo garoonka laga hirgeliyay

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Terminal cusub oo garoonka laga hirgeliyay

February 10, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Terminaalka cusub ee Arimas, oo laga...

Soomaaliya iyo Algeria oo kala saxiixday heshiis is afgarad oo labada dhinac ah

Soomaaliya iyo Algeria oo kala saxiixday heshiis is afgarad oo labada dhinac ah

February 10, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, iyo Wasiirka Cadaaladda dowladda Aljeeriya, Mudane Lotfi Boudjemaa, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Col. Wills

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Col. Wills

February 10, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay U Qeybsanaha Arrimaha Difaaca...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In