Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wajiga 2-aad ee Shirka Mashruuca NAGAAD oo lagu qabtay dalka Kenya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wajiga 2-aad ee Shirka Mashruuca NAGAAD oo lagu qabtay dalka Kenya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirada Howlaha Guud heer Federaal, Heer dowlad goboleed iyo Maamulka Gobalka Banaadir ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayay wejiga 2aad ee mashruuca NAGAAD oo lagu soo gabagabeeyay dalka Kenya.

Kulanka oo socday muddo labo cisho ah ayna shirgudoominayeen Wasiirka Howlaha Guud, dib u dhiska iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) iyo Wasiiru-dowlaha wasaaradda Howlaha Guud ee Soomaaliya mudane Bashiir Maxamed Jaamac ayna ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka socday Maamulka Gobalka Banaadir, Wasiirada howlaha Guud ee Dowlad Goboleedyada iyo wakiilo ka socday Bankiga Adduunka ayaa looga hadlay mashruuca NAGAAD oo ah mashruuc ku saabsan horumarinta magaalooyinka iyo xoojinta awoodda dowladaha Hoose ee bixinta adeegyada iyo dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha dalka, kaasi oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Shirka waxaa kaloo looga hadlay in wejiga 2aad ee Mashruuca NAGAAD laga hirgeliyo magaalooyinka laga xoreeyay khawaarijta si bulshada ay u helaan mashaariicda horumarinta magaalooyinka .

Agaasinaha Guud ee howlaha Guud ee Gobalka Banaadir mudane Cabdirashiid Ibraahim Maxamed ayaa xusay in wajiga 2aad ay wax badan ka faa’iideysan doonaan.

Qaar ka mid ah Wasiirada howlaha Guud ee dowlad Gobolleedyada oo shirka kadib Warbaahinta la hadlay ayaa tilmaamay in Mashruuca NAGAAD uu salka ku hayo horumarinta magaalooyinka.

Dhinaca kale Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa kukan duceedyo mira dhal ah qaatay Madaxa Bankiga Adduunka ee Soomaaliya iyo Peter Else oo madax ka ah qeybra horumarinta magaalooyinka ee Mashruuca NAGAAD

Previous Post

Wasiir Faarax Cabdulqaadir โ€œMacalimiinta dowladda u shaqeeya sanadka 2025 waxay noqon doonaan 10-kun oo macalinโ€

Next Post

Taliyihii hore Ciidanka Badda oo soo dhoweeyey heshiiska Difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiye

Next Post
Taliyihii hore Ciidanka Badda oo soo dhoweeyey heshiiska Difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiye

Taliyihii hore Ciidanka Badda oo soo dhoweeyey heshiiska Difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiye

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In