Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wajiga labaad ee mashruuca Saab oo laga daah furay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wajiga labaad ee mashruuca Saab oo laga daah furay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa maanta laga daahfuray wajiga labaad ee mashruuca Saab ee xasilinta iyo horumarinta magaalooyinka, kaasi oo ka shaqeynaya horumarinta kaabayaasha sida waddooyinka, Tamarta, iyo Garoomada diyaaradaha, waxaana maalgelinaayo mashruucan Bangiga adduunka.

Munaasabada daahfurka waxa kasoo qeyb galay Senator Cabdixakiin, Wasiirka Wasaaradda maaliyada Galmudug Mudane Farxaan Cali Gaban, maayarka Caasimada iyo ku-xigeenka, xubno ka tirsan golayaasha Xukuumadda iyo Baarlamaanka, guddoomiyaha rugta ganacsiga, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Howlaha guud iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Related posts

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026

Magaalooyinka nasiibka u helay ka faa’iideysiga mashruucaan waxaa kamid ah Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.

Waxaa daahfurka mashruucan ugu horreyn ka hadley isku duwaha marshruuca Saab Cabduqaadir Faarax Diiriye oo sheegay inay diyaar u yihiin hormarinta Magaalooyinka sida Galmudug oo kale.

Gudoomiyaha Dhuusamareeb Mudane Macalin Cabdiraxmaan Geeda Qorow, ayaa sheegay in Dhuusamareeb diyaar u tahay ka faa’iideysiga Mashruucan.

Wasiirka maaliyada Mudane Farxaan Cali Gaban ayaa ugu dambeyn tilmaamey in fulinta mashruucan faa’iido badan ku kordhin doono kaabayaasha dhaqaalaha Caasimadda Galmudug, isla markaane hormarin ku sameyn doono adeegyada ugu Muhiimka u ah bulshada.

Previous Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Qatar   

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo shir guddoomiyey Shirka Amniga Gobolk “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo shir guddoomiyey Shirka Amniga Gobolk “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo shir guddoomiyey Shirka Amniga Gobolk "SAWIRRO"

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In