Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wajigii labaad ee shirweynaha dib u heshiisiinta beellaha daga galbeedka Gobalka Mudug oo furmay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Wajigii labaad ee shirweynaha dib u heshiisiinta beellaha daga galbeedka Gobalka Mudug oo furmay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wajigii Labaad Shirweynaha Dib u heshiisinta beelaha daga galbeedka Gobalka Mudug Oo Ka furmay dagmada Goldgob ayaa waxaa Ka Qeyb Galay masuuliyiin ka kala socatay dowlada gobaleedyada Galmudug Iyo Puntaland xildhibaano ka socotay laba aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka Siyaasiiyiin Waxgarad Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Beelaha Colaadu Ka Dhax Jiraty

Furitaanka Shirweynaha Ayaa Waxaa ugu horeyn ka Hadlay Gudoomiyayaasha Gobalka Mudug Ee Puntland Iyo Galmudug Cabdi Ladiif Muuse Nuur Iyo Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal Waxaana Ay Bogaadiyeen Dadaalada dib u heshiisiinta ee ka socanaya Gobalka Mudug
Maymuun Cali Nuur oo Ku Hadleysa Magaca Haweenka Kulanka Ka Qeyb Galay Ayaa Iyana Ka Hadashay Saameeynta Colaaduhu Ee Ay Ku Yeesheen Hooyooyinka Soomaaliyeed Ee Ku Nool Gobalka Mudug

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Ugu Danbeyna Waxaa Furitaanka Shirweynahaan Oo Socoan Doona Muddo Dhowr Maalmood Ah Ka Hadlay Wasiirka Wasaarada Tamarta Iyo Biyaha Galmudug Maxamuud Kaarshe Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad.

Previous Post

Guddoomiyaha G/Shacabka oo ka digay in kuraasta xildhibaanada loo wareejiyo Gobol aysan degin beeshii laheyd

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xariirka labada Dowladood

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xariirka labada Dowladood

Ra'iisul Wasaare Khayre iyo Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xariirka labada Dowladood

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In