Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wakaaladda IAEA “Mustaqbalka heshiiska nukliyeerka Iiraan khatar ayuu ku jiraa”

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Wakaaladda IAEA “Mustaqbalka heshiiska nukliyeerka Iiraan khatar ayuu ku jiraa”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakaaladda Caalamiga ah ee Tamarta Atomiga waxay cusbooneysiisay digniinta Iiraan ee ku aadan mustaqbalka heshiiska Nukliyeerka.

Agaasimaha guud ee Hey’adda IAEA Raphael Grossi ayaa ka codsaday Iiraan inay soo bandhigto natiijooyinkii ugu dambeeyay ee Yuraaniyam-keeda si loo fududeeyo fursadaha dib usoo nooleynta heshiiskii Nukliyeerka ee dhacay sanadkii 2015.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

Raphael Grossi, wuxuu ku celceliyay mowqifkiisii ​​hore ee ahaa in ay jiraan qodobo aan wali cadeyn oo ku saabsan haraaga Yuraaniyam-ka iyo raadadka ay ka heleen meelaha qaar ee ay tageen kormeerayaasha IAEA, kuwaa oo aysan horay u shaacin.

Warbixintaii Reuters ee la shaaciyay bishii la soo dhaafay ayaa xustay in Hey’adda IAEA, ay ka heshay walxaho Yuraaniyam ah laba goobood oo gudaha Iiraan ah kuwaa oo ay Hey’adda baartay intii u dhaxeeysay bilahii Ogosto iyo Sebtember 2020.

Maalintii Shalay Grossi, wuxuu muujiyay inuu aaminsan yahay in heshiiskii hore uu dhamaaday, wadada kaliya ee horay loogu socon karaa ay tahay heshiis cusub oo lala galo Iiraan, sida lagu qoray wargayska Al Paayis.

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha India oo warqad u direy dhigiisa Pakistaan

Next Post

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalintii saddexaad galay

Next Post
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalintii saddexaad galay

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalintii saddexaad galay

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In