Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo booqday xarunta dhaqancelinta dhalinyarada ka soo goosata Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo booqday xarunta dhaqancelinta dhalinyarada ka soo goosata Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakiilka gaarka ah ururka midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Francisco Madeira ayaa booqday xafiiska hay’adda dhaqancelinta dhalinyarada ka soo baxsatay Al shabaab, isaga oo la kulmay agaasimaha guud ee hay’adda Mudane Malik Cabdalla iyo xubno kale oo ka tirsan shaqaalaha hay’adda.

Booqashada Amb. Madeira ayaa waxaa ku wehliyay safiirka dalka Burundi u qaabilsan Soomaaliya, Taliyaha Ciidamadda AMISOM iyo saraakiil kale, waxaana uu ku bogaadiyay madaxda hay’adda sida ay xil isaga saareen xanaaneynta iyo wacyigelinta dhalinyaradan ka soo baxsatay Al shabaab.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Sidoo kale, Amb. Madeira ayaa xusay in ururka midowga Africa uu ku dadaali doono sidii ay qeyb uga noqon lahaayeen xanaaneynta, tababarka, wacyigelinta iyo tiiraanyo bixinta dhalinyaradan, maadaama ay yihiin dhalinyaro markii hore la qalday, kadibna garowsaday inay ka laabtaan, maadaama ay indhahooda ku soo arkeen dhibaatooyin fara badan.

Agaasimaha hay’adda Malik Cabdalla ayaa uga mahadceliyay wakiilka midowga Afrika booqashadiisa, isaga oo tilmaamay in loo baahan yahay in ururka midowga Afrika iyo dhamaamba beesha caalamka ay ka sugayaan inay ka garab siiyaan sidii dhalinyaradaan loo bari lahaa xirfado ay ku shaqeystaan, si ay u maareeyaan noloshooda.

Agaasime Malik Cabdalla ayaa xusay in Dowladda Federaalka ay ka go’antahay in ay dhalinyaradan u sameyso mustaqbal ay noloshooda ku maareystaan si anay u qaldin mar kale. Sidoo kale Agaasimaha wuxuu sheegay in ay baraan xirfaddo kala duwan sida waxbarashada iskooladda caadiga, farsamooyinka gacanta, iyo in loo sameeyo wacyi gelin buuxda, si ay maskaxdooda u gasho wanaaga.

2016528162815 2016528163008 received_1156678931019450 (1)

Previous Post

Kulan Xagjirnimada looga hadlaayo oo nairoobi lagu qabtay+SAWIRRO

Next Post

Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee South Africa oo kulan la qaadatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Limpopo “Sawirro”

Next Post
Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee South Africa oo kulan la qaadatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Limpopo  “Sawirro”

Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee South Africa oo kulan la qaadatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Limpopo "Sawirro"

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In