Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wakiilka midowga Afrika oo amaanay booliiska Uganda ee Soomaaliya ka howlgalaya

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Wakiilka midowga Afrika oo amaanay booliiska Uganda ee Soomaaliya ka howlgalaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isagoo ka hadlayay munaasabad lagu sagootinayay askarta booliis ah ee ciidanka Uganda ka tirsan oo qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya, ayaa wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya  danjire Francisco Madeira ayaa sheegay in dowladda Uganda door weyn kaga jirto howsha midowga Afrika u joogto Soamaaliya taas oo ah sugida nabadda wadanka ku yaala geeska Afrika.

Danjire Madeira, ayaa sidoo kale, xusay in uu ku amaanay shaqadii ay ciidankaas ka qeybteen Soomaaliya mudadii sanadkan aheyd ee dalka joogeen.

Related posts

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026

Ciidanka booliiska ee wadanka Uganda ka socda ee Soomaaliya jooga ayaa waxaa ay howshooda tahay in ay tababaro siiyaan ciidanka booliiska Soomaaliya si ay awood ugu yeeshaan ilaalinta nidaamka iyo kala dambeynta Soomaaliya.

Mudadii sanadka aheyd ee ciidankan ay Soomaaliya ka howlgalayeen ayaa waxaa ay ciidanka booliiska Soomaaliya ka caawiyeen tababaro ay kamid yihiin mabaadi’da aas aasiga ah ee ku dhaqanka sharciga kuwaas oo ay kamid yihiin ilaalinta nidaamka iyo kala dambeynta, in bulshada la shaqeyso booliiska  iyo la dagaalanka argagaxisada.

Previous Post

Aqoon is waydaarsi qeyb ka ah Bandhiga Buugaagta Caalamiga ee Garoowe oo ay Qabatay (AGA)

Next Post

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Xiim-Cadde

Next Post
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Xiim-Cadde

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Xiim-Cadde

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS ayaa waxa ay si rasmi ah ula wadaagaysaa dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha liiska...

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

March 11, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir guddoomiyay kulanka hagista iyo isku dubbaridka mashruuca...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In