Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wakiilo ka socday dalalka IGAD oo shir looga hadlayay Amniga ugu soo gaba gaboobay Ethiopia

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wakiilo ka socday dalalka IGAD oo shir looga hadlayay Amniga ugu soo gaba gaboobay Ethiopia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir  Saddex maalmood socday oo xubnaha dalalka IGAD ay si qoto dheer u faaqideen sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha Amniga, kuwa dhaqaale iyo degaan ee iyaga khuseeya ee Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ayaa galabta lagu soo  gebagabeeyay  Bishoftu, Ethiopia.

Dal kasta oo IGAD ka tirsan waxaa matalayay wafdi ka kooban Saddex xubnood soomaaliya waxaa matalayay wafdi oo horkacayo Yuusuf Garaad Cumar oo ah Ergeyga Gaarka ah ee Geeska Africa Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.

Related posts

Khasaaro dhimasho iyo mid hantiyadeed ka dhashay roob mahiigaan ah oo ku dhuftay dalka Kenya

Khasaaro dhimasho iyo mid hantiyadeed ka dhashay roob mahiigaan ah oo ku dhuftay dalka Kenya

March 8, 2026
Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

Sidoo kale waxaa  shirka qeyb ka ahaa aqoonyahanno Soomaali, Ethiopian, Sudanese iyo Kenyan ah oo ka socda xaruumo cilmi baariseed ee gobolka.

Shirka oo uu Guddoomiye ka ahaa Danjire reer Sudan ah, ayaa  waxaa hagayay Ergeyga Badda Cas ee IGAD.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay shirkada ku howlan dhismaha waddada laamiga ah ee xariirisa Muqdisho iyo Jowhar “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo ku qaabbilay Madaxtooyada Qaranka Ciyaartooyda Dalkeenna ku matalaya Olombikada Adduunka “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo ku qaabbilay Madaxtooyada Qaranka Ciyaartooyda Dalkeenna ku matalaya Olombikada Adduunka “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo oo ku qaabbilay Madaxtooyada Qaranka Ciyaartooyda Dalkeenna ku matalaya Olombikada Adduunka “SAWIRRO”

Khasaaro dhimasho iyo mid hantiyadeed ka dhashay roob mahiigaan ah oo ku dhuftay dalka Kenya

Khasaaro dhimasho iyo mid hantiyadeed ka dhashay roob mahiigaan ah oo ku dhuftay dalka Kenya

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI-KENYA):-Inta la xaqiijiyay 29 ruux ayaa ku geeriyooday daadad ka dhashay roob mahiigaan ah oo ku dhuftay dalka Kenya,...

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

March 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qayb galay, magaalada Arusha ee dalka Tanzania, Meertada 25-aad ee...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa galabta magaalada Muqdisho si ramsi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In