Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

War-Murtiyeed: Liiska Xildhibaanadii maanta qaatay shahaadooyinka xubinimada BFS

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Akhriso: War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal.

Maanta oo ay ahayd maalintii labaad ee Bixinta Shahaadada Xildhibaanimo ee ka socotay Xarunta Guddiga FEIT, Waxaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanada hoos ku qoran, kuwaas oo isugu jira Mudanayaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare, oo ka kala yimid; Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, Galmudug, Somaliland, Puntland iyo Jubband.

Related posts

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026

1. Sheikh Adan Madoobe GSH#189

2. Shariif Abdalla GSH#085

3. Abdillahi Abdi Mohamed GSH#264

4. Hussein Mohamed Nur GSH#051

5. Ahmed Abdi Hashi (Ahmed Taajir) GSH#166

6. Mohamed Abdullahi Keyse GSH#073

7. Sadiya Yasin Haji Samatar GSH#129

8. Hassan Abdi Ismail GSH#217

9. Omar Ibrahim Hashi GSH#114

10. Roda Arab Abdi GSH#219

11. Khadra Mohamed Tukale GSH#274

12. Sahra Olad Abdi GSH#018

13. Zamzam Dahir Mohamud AS#12

14. Leila Ahmed Ismail AS#37

15. Ahmed Mohamed Ali AS#21

16. Noradin Abdullahi Olujog GSH#246

17. Zamzam Abdullahi Ahmed AS#24

18. Abdirahman Mohamed Hussein GSH#069

19. Fartun Abdikadir Farah Karama AS#19

20. Yusuf Hussein Ahmed Gama’diid GSH#031

21. Ali Shaban Ibrahim AS#23

22. Prof/Dr. Osman Mohamud Mohamed (Dufle) AS#20

23. Salah Ahmed Jama AS#34

24. Guled Bihi Abdi GSH#255

25. Ahmed Osman Dirie GSH#233

26. Abdinur Ali Aden GSH#028

27. Mohamed Sheikh Noor Osman GSH#107

28. Abas Ali Ibrahim GSH#111

29. Mohamed Abukar Ali GSH#025

30. Adar Hared Jibril GSH#132

31. Mohamed Abdurahman Nadif GSH#124

32. Bihi Iman Egeh GSH#237

33. Abdiqani Ismail Said GSH#241

34. Mohamoud Abdirahman Omar GSH#272

35. Adnan Osman Elmi GSH#236

36. Omar Yusuf Qaladid GSH#136

37. Ahmed Mohamud Jama GSH#029

38. Nasro Mahdi Arale GSH#023

39. Leylo Nur Maah AS#07

40. Sahra Jama Ali GSH#134

41. Dr. Ahmed Adam Ahmed GSH#127

42. Hassan Dahir Yarow AS#05

43. Zaynab Mohamed Amir GSH#267

44. Asad Abdirisaq Mohamed GSH#120

45. Yusuf Mohamed Ismail GSH#118

46. Ilyas Badal Gabose AS#01

47. Mohamed Hassan Adam GSH#133

48. Hamza Abdi Barre GSH#203

49. Abdi Hashi Abdullahi AS#33

50. His Hassan Adan GSH#015

51. Farhiyo Mohamud Dhakane GSH#052

52. Maryan Mohamud Isse GSH#226

53. Mohamud Abdirahman Sheikh Farah GSH#003

54. Osman Mohamed Abdi GSH#022

55. Fadumo Hassan Ali GSH#210

56. Abdi Ibrahim Warsame GSH#196

57. Abdulkadir Mohamed Wa’ays GSH#112

58. Mowlid Abdi Mohamed GSH#130

Ugu danbeyn waxaan bogaadinaynaa Xildhibaanada Labada Aqal qaatay Shahaadada, waxaana sidoo kale ku boorrinaynaa inta dhimman ee aan wali qaadan ku dedaalaan sidii ay ku qaadan lahaayeen , si aan uga dhabeyno Jadwalka Dhammeystirka Doorashada.

Mahad Ballaaran!

-Dhammaad-

Previous Post

Sawirro: Shahaado siinta xubnaha cusub ee BF oo maalintii labaad gashay

Next Post

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga 2aad ee tartanka

Next Post

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga 2aad ee tartanka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In