Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

War Saxaafadeed ka soo baxay golaha wasiirada Galmudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
War Saxaafadeed ka soo baxay golaha wasiirada Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
Shir ay manta 29/08/2016 iskugu yimaadeen Golaha Wasiirada Dawlad Goboleedka
Galmudug ayaa waxaa looga wada hadlay qodobo ay kamid yihiin siyaasadda, dhaqaalaha iyo
nabadgelyada, guud ahaan arrimaha soomaaliya gaar ahaan tan Galmudug. Shirkaas markii
golaha wasiiradu ay si qota dheer uga doodeen qodobada kasoo baxay waxaa kamid ah:
1. In deegaanada Galmudug amnigooda si adag looga shaqeeyo maadaama lagu jiro xili
xasaasi ah dalkana ay kadhaceyso doorasho.
2. Galmudug waxa ay wali dhawreysaa heshiiskii Gaalkacyo lagu kala saxiixday taariiqdu
markii ay ahayd 2dii Dec 2015 kaas oo wali qodobada dhiman ay ka fuli Layihiin dhanka
Puntland, sidoo kale Galmudug waxa ay cadeyneysaa in aysan marnaba diyaar u ahayn
kala xirnaanta bulshada soomaaliyeed Amni Ahaan, Siyaasad Ahaan, iyo Dhaqaala
ahaanba.
3. Goluhu wuxuu maamulka Puntland ugu baaqayaa in ay illaaliyaan darisnimada iyo
nabad kuwada noolaashaha shacabka labada maamul, lagana fogaado wax kasta oo
keeni kara xasilooni darro.
4. Goluhu waxa uu u arkaa in isku socodka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha bulshada
soomaaliyeed gaar ahaan Galmudug iyo Puntland in ay tahay mid lagama maarmaan u
ah nolosha dhaqan dhaqaale, kala qoqobnaan iyo xanibaad kasta oo hada lagu soo
rogana ay saameyn xun ku yeelan karto nolosha bulshada soomaaliyeed gaar ahaan
kuwa Galmudug iyo Puntland kunool.
5. Galmudug waxa ay soo dhawey neysaa wax kasta oo bulshada soomaaliyeed
midnimadooda iyo hormarkooda adkeynaya.
Dhammaad
Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Horjooge Al-Shabaab ah oo dowladda isku soo dhiibay

Next Post
Horjooge Al-Shabaab ah oo dowladda isku soo dhiibay

Horjooge Al-Shabaab ah oo dowladda isku soo dhiibay

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In