Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweyneysaa Safiirka dowladda Mareykanka u rashaxan inuu wakiil uga noqdo dalka Soomaaliya Mr. Stephen Michael Schwartz.
Mareykanka waa isbaheysi muhiim u ah Xukuumadda iyo Shacabka Soomaaliya , waxaa naga dhaxeeya xiriir taariikhi ah iyo mid iskaashi oo ku dhisan isdhaafsi xushmad iyo horumar wadaag