Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Warbixin kaganacsiga Digaaga suuqa degmada Xuddur oo soo badanaya iyo dadka iibiya oo dalbaday in suuq u gaar ah lagu saacido “Sawirro” .

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Warbixin kaganacsiga Digaaga suuqa degmada Xuddur oo soo badanaya iyo dadka iibiya oo dalbaday in suuq u gaar ah lagu saacido “Sawirro” .
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ganacsigu waxa uu ubaahanyahay xirfad iyo dulqaad si aad wax uga soo saarto halkaan waa xaruun lagu iibiyo Digaaga laga keeno xaafadaha magaalada iyo deegaanada kale ee hoosyimaada degmada Xuddur, aad ayaa lookeenaa suuqa loona iibsadaa hase ahaatee dadka dhaqda oo suuqa u iibkeena digaaga iyo ukunta waxa ay kacabanayaan suuq la’aan, halkii digaag suuqa waxa lagu kala siistaa 125 oo shillinka soomaaliga ah una dhiganta $5, qaar kood waxay ka keenaan masaafo xudur u jirta 20km.

Sida suuqyada kale ee xoolaha nool lagu iibiyo malahan dalaal ukala gada dadka baadiyaha ka keena iyo kuwa ka iibsada laakiin waxa jira kuwo ku gaadleeya oo intay iibsadaan hadana dib u iibiya oo nolol maalmeedka qoyskooda ka raadiya.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Xaawo Aadan Mayayow waxay ka mid tahay dadka subax walbo usoo shaqo taga suuqa digaaga lagu iibiyo oo nolol maalmeedna karaadiya ka ganacsiga digaaga, xaawo waxay ii sheegtay in ay mudo ku jirtay ganacsiga suuqaan, digaagado badan oo horey u iibsatayna u joogaan meelo kale ee loo iib geeyana aysan jirin laakiin qorshaynayso in gobolada kale ee dalka u iibgeyso, halkii digaagna ay ka raadiso 5, oo sh. so. ganacsigaana uu yahay midka ugu liita ee nolol laga raadiyo waa sida ay aaminsan tahay.

Ma ahan suuq loogu talagalay in digaagadaha lagu iibiyo haseyeshee waa goob iskabanaan oo lagu iibiyo qoryaha dabka lagu shito, geedaha guryaha lagu dhiso iyo ariga saylada xoolaha laga sooceliyo oo dib loogu gado, qofkasta waxa uu gacanta ku haystaa ama geed ku xirtay xariga digaaga luguhiisa ugu xiran si uusan uga fakan, suuqa waxa uu furan yahay ilaa gelinka dambe mar hadii salaada casar laga soo baxo way kala tagayaan maadaama dadka ugu badan ee digaagadaha u iibkeena suuqa ay ka imaadaan baadiyaha.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada Wararka ee Radio Muqdisho.

Next Post

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka digtay dabeylo ku soo wajahan qaar ka mid ah Gobolada Dalka.

Next Post
Dowladda Federaalka oo Gurmad deg-deg ah u diraysa magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka digtay dabeylo ku soo wajahan qaar ka mid ah Gobolada Dalka.

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In