Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Warbixin Laga Soo Diyaariyay Haweenka La Heyb Sooco ee Soomaaliya oo Nairobi Lagu Soo Bandhigay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Warbixin Laga Soo Diyaariyay Haweenka La Heyb Sooco ee Soomaaliya oo Nairobi Lagu Soo Bandhigay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu soo bandhigayay warbixin ay hay’adda horumarinta haweenka ee IIDA iyo ururka caalamiga ah ee u dooda xuquuqda dadka laga tirada badanyahay ee MRS international ay ka soo diyaariyeen haweenka la heyb sooco ee dalka Soomaaliya oo loogu magac daray LOOMA OOYAAN ayaa maanta lagu qabtay magaalada Nairobi.

Warbixintan ayaa ka sheekeeyneysay dhibaatada ay wajahaan haweenka laga tirada badanyahay ee ku nool dalka Soomaaliya.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026

Munaasabaddan ayaa waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano ka tirsan baarlammaanka Soomaaliya,Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameriko),safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya xarunta hay’ada qaramada midoobay u qaabilsan xuquuqda aadanaha ee fadhigeedu yahay Geneva Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Bari Bari),safiirka midowga yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone d’Urso,wakiilo ka kala socday maamulada Puntland,iyo Soomaaliland,boqorka qoomiyadaha Gaboya ee bariga afrika Axmed Ugaas Iimaan iyo xubno ka kala socday ururada u doono xuquuqda haweenka ee ka jira dalka Soomaaliya.

Agaasimaha guud ee Hay’adda IIDA Maryan Yaasiin ayaa sheegtay in warbixinta ay ka soo uruuriyeen haweenka soomaaliyeed ee la heyb sooco ee ku nool guud ahaan dalka Soomaaliya.

Maryan ayaa intaasi ku dartay in loo baahanyahay in laga gudbo caadada xun is heyb sooca,iyadoo sheegtay in halku dhigga hay’adda IIDA ee Sanadkan uu yahay SINAAN IYO CADAALA.

Munaasabaddan ayaa waxaa sidoo kale hadalo ay ku soo dhaweynayeen warbixintan LOOMA OOYAAN ka jeediyay Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameriko),safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya xarunta hay’ada qaramada u qaabilsan xuquuqda aadanaha ee Geneva Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Bari Bari),safiirka midowga yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone d’Urso.

Ugu Dambeyntii Xildhibaanada kala ah Biibi Khaliif Jaamac iyo Maryan Aweys Jaamac ayaa sheegay in aysan jirin beelo la heyb sooco oo tirakoob lagu sameeyay,iyagoo ku baaqay in dadka Soomaaliyeed ay joojiyaan caadada xun ee is Heyb Sooco.
IMG_5739

IMG_5744

IMG_5746

IMG_5749

IMG_5751

IMG_5752

IMG_5753

IMG_5756

IMG_5758

IMG_5759

IMG_5761

IMG_5763

IMG_5772

IMG_5774

IMG_5775

IMG_5777

IMG_5787

IMG_5788

IMG_5791

IMG_5792

IMG_5797

IMG_5802

IMG_5803

IMG_5806

IMG_5809

IMG_5812

IMG_5814

IMG_5815

IMG_5818

IMG_5819

IMG_5820

IMG_5822

IMG_5825

IMG_5832

IMG_5836

IMG_5838

IMG_5839

IMG_5841

IMG_5842

IMG_5844

IMG_5845

IMG_5848

IMG_5851

IMG_5853

IMG_5856

IMG_5858

IMG_5860

IMG_5866

IMG_5870

IMG_5875

IMG_5877

IMG_5878

IMG_5883

IMG_5885

IMG_5886

IMG_5887

IMG_5888

IMG_5889

IMG_5890

IMG_5891

IMG_5892

IMG_5893

IMG_5894

IMG_5895

IMG_5896

IMG_5901

Sawir qaade:-C/raxmaan Cumar Cabdi (Somali)

Previous Post

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay ansixinta wasiirrada cusub (Dhageyso+Sawirro))

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgaley Shir Madaxeedka Midowga Afrika

Next Post
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgaley Shir Madaxeedka Midowga Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgaley Shir Madaxeedka Midowga Afrika

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In