Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

(Warbixin+Sawiro) Taliska Ciidanka Booliska Puntland oo galkacyo usoo gaaray kormeerka iyo tiro koobka ciidanka Booliska Gobolka.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
(Warbixin+Sawiro) Taliska Ciidanka Booliska Puntland oo galkacyo usoo gaaray kormeerka iyo tiro koobka ciidanka Booliska Gobolka.

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kormeerkan iyo tiro koobka ciidanka Booliska ee uu bilaabay Taliyaha
Ciidanka Booliska Puntland Cabdulqadir Shire Faarax Ereg iyo saraakiisha uu
hogaaminayo ayaa waxaa qayb ka aha isku xirka Bulshada iyo ciidanka
Booliska Gobolka

Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug Cabdiwaahid Cabdulle Warsame ayaa
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland kusoo dhaweeyay qaybta Booliska Gobolka
kanawaramay koobaha ay kormeereen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Maantay waxaan soo kormeernay ciidamada qaybta booliska Gobolka ,Saldhiga
Ciidanka,laanta ilaalada Canshuuraha iyo qaybta dambi baarista Generaal
kusoo dhawoow Qaybta booliska ”

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland  Cabdulqadir Shire faarax Ereg ayaa
sheegay in safarkooda uu salaka ku hayo tirada iyo tayada Ciidanka Booliska
iyo hanaankii isku xiri lahaa shacabka iyo ciidanka.

“Waxaanu wadnay Kormeerkeenii aan ku soo marnay Gobolada Puntland ee ku
saabsanaa labo qodob oo kala ahaa ukuura galida tirada iyo tayada
ciidanka,shaqooyinka uu qabto ciidanka booliskana waxaan ka codsanayaa in
shacabka loogu shaqeeyo si hufan oo nadiifa ogaadana ciidanka booliska waa
adeegaha shacabka”

Dhinaca Kale Taliyaha ayaa shacabka kula dardaarmay isku duubni iyo inay si
dhow ula shaqeeyaan ciidanka Booliska Gobolka.

“Codsigayga shacabka waxa weye in ay a shaqeeyaan ciidanka booliska waayo
ciidanku meel walba ma taagna ciidankana waxaan leeyahay xogta shacabka
idin siiyo qofkii gudbiya kama sii mid ahaan doono ciidanka booliska”

Kormeerkan Tailska ciidanka Booliska Puntland ayaa ahaa mid horay looga soo
sameeyay Gobolada Puntland.
—–
Abdinasir Mohamed Ali
[email protected]
+252907755747
+252906022229

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
Previous Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhambaal ka guddoomay Ra’iisul wasaare ku xigeenka Jordan “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya oo isbitaal ka furtay Gobolka Hiiraan.

Next Post
Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya oo isbitaal ka furtay Gobolka Hiiraan.

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya oo isbitaal ka furtay Gobolka Hiiraan.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In