Sunday, November 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Wargalin Barnaamijka Aragtida Dadweynaha Ee Radio Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka Aragtida Dadweynaha oo ka mid ah Barnaamijyada maalin laha ah  Ee ka baxa Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Barnaamijka waxaaa looga hadlayaa  galabta Doorka Dhalliyarada Soomaaliyeed  ay ka qaadan karaan Dib u dhiska dalka, waxa uu baxayaa barnaamijka Sacaddu marka ay tahay 5:05 PM  oo Galabnimo.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

November 22, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

November 22, 2026

Haddaba si Aad uga qayb qaadato Barnaamijka Nagala soo Xiriir Telfonnada kala ah 861012, 861013, 861014 Ama farriinta gaaban oo Aad noogu soo diri karto 433 SMS.

Previous Post

Maraykanka oo Sheegay in uu joojiyay Duqaynta Suuriya

Next Post

Xulka kubadda Cagta Soomaaliya oo ciyaar ka dhacday dalka Itoobiya 2-0 looga adkaaday

Next Post
Xulka  kubadda   Cagta  Soomaaliya  oo ciyaar ka dhacday  dalka Itoobiya  2-0 looga adkaaday

Xulka kubadda Cagta Soomaaliya oo ciyaar ka dhacday dalka Itoobiya 2-0 looga adkaaday

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

November 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

November 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo maanta kormeer ku tegay xarunta Tiyaatarka Qaranka...

WARBIXIN: Amniga Soomaaliya oo soo hagaagaya 74%

WARBIXIN: Amniga Soomaaliya oo soo hagaagaya 74%

November 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Global Safety Report oo ah hay’ad cilmi-baaris oo amniga Caalamka xog-uruurin ku sameysa ayaa soo saartay warbixin amniga...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 7-aad ee Gaadiidka Cirka Adduunka

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 7-aad ee Gaadiidka Cirka Adduunka

November 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa magaalada Montreal ee dalka Canada kaga qaybgalay Shirweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In