Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaarada Beeraha iyo Waraabka DFS oo gawaari iyo agab anyaxa lagula dagaalamo ku wareejisay Dowlad Goboleedka Galmudug.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Wasaarada Beeraha iyo Waraabka DFS oo gawaari iyo agab anyaxa lagula dagaalamo ku wareejisay Dowlad Goboleedka Galmudug.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa Shan Gaari iyo Agab kale oo ay ka mid yihiin Matooro ku wareejisay Wasaarada Beeraha Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Galmudug.

Siciid Xuseen Ciid Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Dowlada faderaalka ayaa furayaasha shantan gaari ku wareejiyay Wasiirka Beeraha Dhirta iyo Daaqa Galmudug Axmadnuur Xaaji Cusman oo ay wehliyeen Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha Galmudug iyo Agaasimayaasha Wasaarada waxa uuna Xusay in Agabkan wax looga qaban doono la dagaalanka Ayaxa.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Gaadiidkan iyo matoorada saaran ayaa waxa ay ku yimaadeen iskaashi Dhexmaray Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya iyo Hay’ada Beeraha Aduunka ee FAAW waxaa loo adeegsan doonaa dagaalka lagula jiro Ayaxa ku habsadey Dhul daaqsimeedka iyo Beeraha Galmudug oo mudoba la tacaalidiisu socotay .

Previous Post

Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland oo doortay Guddoomiyaha Xafiiska Xuququl insaanka Puntland “Sawirro” .

Next Post

Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada XFS oo komeeray Xarumaha imtixaanaadka qaranka+Sawirro

Next Post
Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada XFS oo komeeray Xarumaha imtixaanaadka qaranka+Sawirro

Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada XFS oo komeeray Xarumaha imtixaanaadka qaranka+Sawirro

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In