Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradaha Ganacsiga iyo Maaliyadda XFS oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada wasaaradood+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradaha Ganacsiga iyo Maaliyadda XFS oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada wasaaradood+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ahaa mid looga wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo wada shaqeynta labada wasaaradood ee Ganacsiga iyo Maaliyadda ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Kulanka oo ay goob-joog ka ahaayeen labada Wasiir ee Wasaaradaha Ganacsiga iyo Maaliyadda, ayaa loogga hadlay arrimo la xiriira Ganacsiga ka soo dega iyo midka laga dhoofiyo dekedda, diiwaan-gelinta shirkadaha iyo dakhliga iyo tayo dhowrka xog wadaaga.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya mudane Cabdullaahi Cali Xassan iyo Wasiirka Maaliyadda mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa si wadajir ah u qiray horumarka weyn ee dalku uu uga tilaabsaday dhan walba,iyagoo carrabka ku adkeeyay in ay sii dardar gelin doonaan wada-shaqeynta iyo iskaashiga labada wasaaradood.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo karantiileysa dadka ka imaanaya dalalka qaar

Next Post

Maamulka Jaamacadda Capital oo arday ka qeyb qaadata wacyigelinta Covid-19 ku wareejiyay waaxda Caafimaadka gobolka Banaadir+Sawirro

Next Post
Maamulka Jaamacadda Capital oo arday ka qeyb qaadata wacyigelinta Covid-19 ku wareejiyay waaxda Caafimaadka gobolka Banaadir+Sawirro

Maamulka Jaamacadda Capital oo arday ka qeyb qaadata wacyigelinta Covid-19 ku wareejiyay waaxda Caafimaadka gobolka Banaadir+Sawirro

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In