Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradaha Waxbarashada X.F.S iyo Dowlad Goboleedyada oo heshiis kala saxiixday

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradaha Waxbarashada X.F.S iyo Dowlad Goboleedyada oo heshiis kala saxiixday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Garoowe waxaa maanta kusoo xirmay shir looga hadlayay tayeynta iyo daadejinta adeegga Waxbrashada Soomaaliya, si gooni ah shirku wuxuu diiradda saarayay Manhajka iyo Imtixaanaadka oo muhiim u ah tayeeynta waxbarashada Dalka.

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowladaha xubnaha ka ah ayaa ku heshiiyay in la mideeyo hanaanka imtixaanka dalka (National Curriculum Framework), waxaa sidoo kale lagu heshiiyay in la sameeyo Laba guddi Qaran oo ka madaxbanaan Wasaaraddaha Waxbarashada, labadan guddi oo kala ah guddiga Imtixaanka iyo midka Manhajka.

Related posts

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

February 2, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026

Waxaa sidoo kale lagu heshiiyay xoojinta wadashaqeynta iyadoo loo marayo dhisidda Gole ay Wasaaraduhu ku mideysan yihiin oo ilaaliya halbeegyada iyo daadejinta adeegyada waxbarashada.

Goluhu ayaa leysla gartay in meesha ay ka saari doonaan caqabadaha soo noqnoqday ee la xiriira waxbarashada Dalka, waxuuna sidokale ka jawaabayaa shuruudaha daneeyayaasha horumarka waxbarashada Soomaaliya.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Kawaanka Ansalooti

Next Post

Guddigii uu  Ra’iisul wasaaraha dalka u xilsaaray dib uhishiisiinta Gobolka Gedo oo gaaray Magaalada Garbahaarreey

Next Post
Guddigii uu  Ra’iisul wasaaraha dalka u xilsaaray dib uhishiisiinta Gobolka Gedo oo gaaray Magaalada Garbahaarreey

Guddigii uu  Ra'iisul wasaaraha dalka u xilsaaray dib uhishiisiinta Gobolka Gedo oo gaaray Magaalada Garbahaarreey

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

February 2, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumo caafimaad iyo waxbarasho oo...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo War-saxaafadeed ka soo saartay hannaanka Amniga

February 1, 2026
0

Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In