Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda amniga gudaha oo ka hadashay qaraxa ka dhacay Hotel Jazeera

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda amniga gudaha oo ka hadashay qaraxa ka dhacay Hotel Jazeera
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Abaaro 4:00 galabnimo ee maanta ayaa gaari nuuca xamuulka ah, isla markaana laga soo buuxiyay walxaha qarxa waxaa lala eegtay ilinka hore Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, kaasi oo  ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ay ku doonayeen inay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed.

Inta la ogyahay weerarkaasi argagixisonimo waxaa ku geeriyooday 11 qof, halka ay ku dhaawacmeen shan qof oo u badnaa dad rayid ah, waxaana dadka halkaasi ku geeriyooday ay ahaayen shacab waddahada marayay, oo uu ku jiray Wariye ka tirsan Telefishinka Universal oo lagu magaabi jiray Maxamed Cabdikariin, iyadoo uu dhaawac ka soo gaaray Wariye Salmaan Jamaal Saciid oo ay hal hay’ad ka wada shaqeynayeen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Afhayeenka Wasaaradda Amniga gudaha Maxamed Yuusuf Cismaan oo Warbaahinta Qaranka kula hadlay afaafka hore ee Hotel Jaziira ayaa sheegay in weerarka uu ahaa mid argagixisadu ay ku dooneyso inay ku waxyeeleyso dadka degan Hotelka.

“Sida aad u jeedaan Kooxda UGUS waxa ay soo weerareen Hotelka Jazeera, baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ay ku dhufteen ilinka hore ee Hotelka, Muwaadiniintii ku dhintay qaraabada iyo ehelka ayaan uga tacsiyadeyneynaa, halkan waa waddo ay dadku wada isticmaalaan, mana jirto cid ka tirsan diblomaasiyiinta Hotelka degan oo Qaraxu gaaray” ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Amniga gudaha.

DSC00268 vlcsnap-2015-07-26-21h12m10s224 vlcsnap-2015-07-26-21h12m12s248 vlcsnap-2015-07-26-21h12m14s18 vlcsnap-2015-07-26-21h12m17s46 vlcsnap-2015-07-26-21h12m20s74 vlcsnap-2015-07-26-21h12m23s100 vlcsnap-2015-07-26-21h12m26s135 vlcsnap-2015-07-26-21h12m43s43 vlcsnap-2015-07-26-21h12m46s78 vlcsnap-2015-07-26-21h12m49s108 vlcsnap-2015-07-26-21h12m52s134

Previous Post

Madaxweynaha: ”Barnaamijka isku dhafka ciidammada waxaa looga gol leeyahay in la dhiso ciidan muuqaal qaran leh”

Next Post

Madaxweynaha: ”Argagixisada waan ka adkaaneynaa, mana lahan awood ay shacabka la-haysteyaal uga dhigaan”

Next Post
Madaxweynaha oo Kismaayo uga  qayb galay Munaasabad Tababar loogu soo xirayay Ciidamadda Jubbaland

Madaxweynaha: ''Argagixisada waan ka adkaaneynaa, mana lahan awood ay shacabka la-haysteyaal uga dhigaan''

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In