Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Amniga oo ka hadashay Qaraxii ka dhacay aga-gaarka Hotel Wehliye

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Amniga oo ka hadashay Qaraxii ka dhacay aga-gaarka Hotel Wehliye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaraxan oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa ku qarxay agagaarka Hotel Wehliye  ee Wadada  Maka Al-mukarrama.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha C/casiis  Cali Ibraahim (Xildhibaan) oo lahadlay Warbaahinta ayaa sharraxay khasaaraha, waxa uu sheegay in 14 ay dhimatay, halka  uu sheegay in kabadan 5 kalena uu dhaawac ka soo gaaray qaraxaasi.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

Kooxaha gurmadka degdegga  oo soo gaaray goobtuna waxa ay daad gureynayeen dadkii ku waxyeeloobey Qaraxa markii ay  halkaas soo gaareen ciidammada ammaanka Soomaaliya.

Saraakiisha Caafimaadka ayaa sheegaya Tirada dhaawaca in ay ka badantahay 15 Qof oo qaarkood qabo dhaawacyo Culus.

Isbitaallada ayaa la dhigay qaar ka mid ah dadkii ku waxyeeloobey qaraxan oo dhacay xili qeybo ka mid ah Muqdisho ay ciidanka Xasillintu ka wadaan howlgallo lagu  bar tilmaameedsanayo kooxaha lidka ku ah amniga iyo argagixsada

Afahayeenka ayaa sheegay  in kooxaha argagixisadu ay doonayaan in ay geystaan khasaare intaan ka badan, waxuuna ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan ciidammada amniga oo wada dedaallo xooggan, si looga hortago dhagarta cadowga ummadda Soomaaliyeed.

Goobta  uu qaraxa ka dhacay waxaa ka muuqdey burbur baahsan, gaadiid badan oo wadada isticimaalayeyna halkaas ayeey ku bas beeleen.

Previous Post

Qarax Dad Shacab ay ku dhinteen oo ka dhacay Wadada Maka-Almukarama

Next Post

Shirka Goloha Wasiiradda oo looga hadlay Dib-u-eegista Hannaanka Cadaaladeed ee Soomaaliya, Dhaqaalaha, Amnigga, Ansixinta heshiisyada Soomaaliya iyo Turki iyo Doorashooyinka 2020-ka.

Next Post
Shirka Goloha Wasiiradda oo looga hadlay Dib-u-eegista Hannaanka Cadaaladeed ee Soomaaliya, Dhaqaalaha, Amnigga, Ansixinta heshiisyada Soomaaliya iyo Turki iyo Doorashooyinka 2020-ka.

Shirka Goloha Wasiiradda oo looga hadlay Dib-u-eegista Hannaanka Cadaaladeed ee Soomaaliya, Dhaqaalaha, Amnigga, Ansixinta heshiisyada Soomaaliya iyo Turki iyo Doorashooyinka 2020-ka.

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In