Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda amniga oo sheegtay in la dardargelinayo sugidda amniga-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda amniga oo sheegtay in la dardargelinayo sugidda amniga-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka maanta uu wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga dawladda Feeraalka Soomaaliya uu la yeeshay waaxyaha kala duwan ee wasaaradda ayaa waxaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa wadashaqaynta hay’adaha amniga dalka, tayanta shaqaalaha wasaaradda iyo in la kormeero shaqaalaha oo lala xisaabtamo.

Shirka oo saacado socday ayaa sidoo kale, looga hadlay in la bilaabo olole bulshada lagu wacyigalinayo si ay qayb uga qaataan amniga dalka, loona dardargaliyo hawlqabadka laamaha amniga.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

C/llahi Yuusuf Faarax ,agaasimaha waaxda xiriirka bulshada iyo wacyigalinta ee wasaaradda amniga ayaa dhamaadkii shirka ka hadlay waxyaabihii ka soo baxay.

Wasiir ku xigeenka wasaarada amniga dawladda Federaalka Soomaaliya mudane C/naasir Muuse, ayaa sheegay in wadashaqaynta hay’adaha amnigu ay xoojinayso tayada hawlaha amniga, waxaana waaxyaha kala duwan ee wasaaradda uu kula dardaarmay inay ka soo baxaan waajibaadkooda.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa diiradda saaraysa xaqiijinta amniga dalka, waxaana dhaqangalay go’aano 11-dii bishan ka soo baxay golaha wasiirada, kuwaas oo ku wajahnaa xasiloonida caasimadda.

Previous Post

Tartamaayasha Degmada Shangaani oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha JFS oo guddi soo qiimeeya u saaray Maxaabiista ku jirta Xabsiga Dhexe

Next Post
Fowsiyo Axmed oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada oo bogaadisay Madaxweynaha cusub “Dhageyso”

Madaxweynaha JFS oo guddi soo qiimeeya u saaray Maxaabiista ku jirta Xabsiga Dhexe

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In