Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda amniga oo war-saxaafadeed ka soo saartay weerarkii Baardheere

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda amniga oo war-saxaafadeed ka soo saartay weerarkii Baardheere
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War Saxaafadeed

Abaare 10:09pm ee 21.06.2015 saldhiga Booliska iyo Xarunta Degmada ee magaalada Baar-dheere ee gobolka Gedo waxay Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISAka fuliyeen 2 weerar 00 si aad ah 100 qorsheeyay, waxaana fuliyay unug ka tirsan shabakado si gaar ah loogu diyaariyay

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Weerarka 00 100 adeegsaday Barn gaemeedyo iyo garneedyo waxaa lala beegsaday Horjoogayaal UGUSah 00 kulan ku lahaa goobtaasi, xilli ay isla 21.06.2015 ay ka soo laabteen goob 100 yaqaan DAAR00 30km u jirta magaalada, halkaasoo ay ku sagootintiyeen maleeshiyaad ay u direen howl-gallo.

Waqtiga uu weerarku dhaeayay waxaa xarumahaasi goob joog ku ahaa horjoogayaal iyo maleeshiyaad tiro bad an 00 ay ka mid yihiin:-

1- Madaxa Siyaasadda & Gobolada ee ururka UGUS.

2- Waaliga UGUSee gobolka Gedo.

3- Madaxa jabhaadka UGUSee Gobolka Gedo.

4- Madaxa Xabsiyada (maxaabiista) ee ururka UGUSiyo kuwo kale 00 badan.

Weerarkan wuxuu jawaab u yahay falalka argagixiso ee UGUS key dhibaateeyaan danaha iyo rrasaaltxda umadda soomaaliyeed, kuna beegsadaan shaeab biri-mageydo ah iyo dadka wax tarka u leh Bulshada 00 ay ugu dambaysay qaraxii ay la beegsadeen guriga shaeab deganyihiin 00 ku yaallo Deg. Shibis 21/June/2015.- NISA waxay waead ku mareysaa in weerarada nooean ah 00 ku eusub Soomaalida ay sii badin doonaan, waxaana dhici donna kuwo kale 00 lagu iloobi doono waxa ka dhaeay Baardheere.

MAHADSANIDIIN

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Mqdisho

Next Post

Wasiirka arrimaha gudaha: Dowladdu waxey wadahadallo la billowday maamulka Ahlusunna

Next Post
Wasiirka arrimaha gudaha: Dowladdu waxey wadahadallo la billowday maamulka Ahlusunna

Wasiirka arrimaha gudaha: Dowladdu waxey wadahadallo la billowday maamulka Ahlusunna

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In