Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS oo Dhuusomareeb ka daah furtay kulan wadatashi iyo aragti wadaag.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS oo Dhuusomareeb ka daah furtay kulan wadatashi iyo aragti wadaag.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda arimaha dastuurka dowlada Federaalka Soomaaliya oo kaah-shaneysa Wasaaradda dastuurka Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daah furay  wadatashi iyo aragti wadaag  socon doona mudo sadax maalmood ah, kaasi oo ku saabsan wacyigalinta dib-u-eegista dastuurka, gaar ahaan bandhiga baahinta warbixinta dib u eegista dastuurka ee la uruuriyay intii u dhexeysay ( 2017-2020 )

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dastuurka Galmudug, Omar Ahmed Sheikh Adan oo ugu horeyn wadatashigan u furay xubno laga soo uruuriyay qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa xusey in ujeedada wadatashigan tahay sidii bulshada loo gaarsiin lahaa waxa qabsoomey mudadii lasoo wadey xog uruurinta, isla markaana loo heli lahaa heshiis bulshadu u dhantahay oo ku qotoma, shareecada Islaamka, dhaqanka suuban iyo xeerarka caalamiga ah.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Abdikani Ali adan, agasimaha wacyigalinta Wasaaradda arrimaha Dastuurka XFS, oo isna ka qayb galaayaasha  u faah faahiyey waxa ka hirgaley dib u eegista dastuurka mudada ku dhaw shanta sano ayaa is dul taagey in badi la koobey qodobada dastuurka haatana la sugayo dhameystirka arimaha siyaasada ee la doonayo in ay ka heshiiyaan siyaasiyiinta Soomaaliyeed.

Previous Post

Turkiga oo badbaadiyay 95 ruux oo magangalyo doon ah.

Next Post

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa dalka Masar

Next Post
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa dalka Masar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa dalka Masar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In