Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda arrimaha gudaha “Bil gudaheed ayaa lagu soo geba gebaynayaa shirka Jowhar” “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda arrimaha gudaha “Bil gudaheed ayaa lagu soo geba gebaynayaa shirka Jowhar” “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda Wasaaradda Arimaha Gudaha oo uu hogaaminayo Xoghaya Joogtada ah ee Wasaaradda islamaraakana hordhac u ah Wasiirka Arimaha Gudaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo soo gaaray Magaalada Jowhar ayaa Kulan Xogwaraysi Ah la yeeshay Duuubabka Dhaqanka labada Gobol ee Hiiraan iyo Sh/dhexe..

Gudoomiyaha Duubablka dhaqanka Labada Gobol Ugaas MAxamuud Cali Ugaas ayaa Warbixin ka siiyay Wafdiga halka ay wax Marsiinayaan Dhaqanka.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026

¨Wax badan ayaa noo qabsoomay hadii aanu nahay dhaqanka Gudiyo ayaan isku qeybinaya waxaan guda galnay ka doodista Awood qeybsiga hada meel wanaagsan ayuu noo maraya,  dowladda ayaan sugaynay waxaana rabnaa inaan idinla wadaagno waxyaabihi an ku heshiinay Inta badan dooddii la xiriirtay wax´wada qeybsiga hadii ay ahaan laheeyd Ergada iyo xildhibaanada Barlamaanka waan isla garanay waan ku faraxsanahay inaad noo imaateen’ ayuu yiri gudoomiyaha dhaqanka labada gobol Ugaas MAxamuud Cali Ugaas.

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo federaalka Prof. Yaxye ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin Meesha ay wax marayaan waxaana uu tilmaamy in Wasaaraddu ay doonayso in bil Gudaheed  sharka Lagu so Gabagabeeyo.

‘Waxaan hor dhac u Nahay Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka waxaan u nimid  Jowhar oo marti galinaysa Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe Dhameeystirka dhismaha Maamulka labada gobol, waan ku faraxsanahay howsha Meesha ay soo  Gaarsiiyeen sagaashan Boqolkiiba (90%) iyo ka badan Dhaqanku way isla garteen Qeybsiga Ergooyinka iyo xildhibaanada si loogu Gudbo wajiga sadaxaad, waxaan rajaynaynaa 30 maalmood Gudahood inay ku soo gabagabayno shirka, Salaadiinta maqan dowladda kama Quusan ilaa hada dadaalo meel wacan maraya ayay wadaa waana Rajaynayna inay shirka ku soo biiraan” ayuu yiri xoghayaha joogatada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha.

Prof. Yaxye ayaa intaa Ku daray dhaqanka in ay ka rajaynayaan dadajiyaan Go’aan ka Gaarista Shirka Wajiga Labaad ee shirka Si loogu Gudbo Wajiga Sedexaad.

“Duubabka Dhaqanka waxaan idin leeyahay dadajiya Wajiga Labaad ee sjirka Go’aan gaara isu tanaasula hadii la isla garto  Qeybsiga ergooyinka iyo xildhibaanada 20 maalmood ka yar ayaa lagu soo dhisi karaa maamulka”  ayuu Yiri  Pro Yaxye Cali Ibraahim.

Dhanka kale aqoon isweydaarsi la xiriira xallinta Khilaafaadka ayay Wasaaraddu u qabatay Duubabka Dhaqanka labada gobol kaasoo lagu Faaqiday Sida ugu Haboon ee lagu dhisi karo Maamulka loogana fogaan karo Khilaaf dheeraada.

Shirka Mamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Sh/dhexe ayaa la filaya in maalmaha soo socda uu u gudbo wajiga ugu dambeeya ee shirka kaaso  lagu soo xulaya Ergada xildhibaanada Barlamaanka labada gobol ee dooranaya hogaanka Dowlad Goboleed ay yeeshaan labadaasi gobol..

vlcsnap-2016-05-09-15h33m37s65 vlcsnap-2016-05-09-15h33m49s191 vlcsnap-2016-05-09-15h34m13s175 vlcsnap-2016-05-09-15h34m23s33 vlcsnap-2016-05-09-15h35m11s0 vlcsnap-2016-05-09-15h35m36s233

Previous Post

Madaxweynaha: “Soomaaliya horey ayay u dhaqaaqdey, dibna uma laabanmeyso’’

Next Post

Wasaaradda caafimaadka oo dawo gaarsiisay Isbitaalka Koofurta Gaalkacyo “Sawirro”

Next Post
Wasaaradda caafimaadka oo dawo gaarsiisay Isbitaalka Koofurta Gaalkacyo “Sawirro”

Wasaaradda caafimaadka oo dawo gaarsiisay Isbitaalka Koofurta Gaalkacyo "Sawirro"

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In