Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda arrimaha gudaha oo sheegtay in dhowaan la bilaabi doono qeybta raashiin gargaar ah oo Turkiga keena Soomaaliya

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda arrimaha gudaha oo sheegtay in dhowaan la bilaabi doono qeybta raashiin gargaar ah oo Turkiga keena Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ee dowlada Soomaaliya oo ay wehliyaan wasiir ku xigeenka wasaarada iyo agaasimaha guud iyo sidoo kale qeyb ka mid ah gudiga ay wasaarada arimaha gudaha u xil saartay la socodka iyo qeybinta deeqdii gargaar ee walaalaha Turkiga ay ugu tala galeen dadka Soomaaliya ayaa kormeer ku tagay raashiin noocyo kala duwan isugu jira oo laga dejiyay markabkaas laga dejiyay oo ku jira bakhaar ku yaala gudaha dekada Muqdisho,iyagoo sheegay in dhawaan qeybinta raashinkaas la bilaabi doono.

Sheekh Yuusuf Cali Ceynte, oo ka mid ah gudiga ay wasaaradda arimaha u xil saartay la socodka iyo qeybinta deeqdan  gargaarka ah ayaa u mahadceliyay wasaaradda arimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya isagoo sheegay in rajo wanaagsan ay ka qabaan in deeqdan sidii loogu talo galay dadka loo gaarsiin doono.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Wasiirdu dowlaha wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya Mudane C/rashiid Maxamed Xidig, ayaa sheegay in markabka raashiinkii saaranaa la wada dejiyay wixii had aka dambeeyana uu bilaaban doono qorshaha lagu gaarsiinayo dadkii loogu talo galay.

Dhawaan ayaa waxaa magaaladda Muqdisho soo gaaray markab sida shixnad gargaar ah oo gaareysa 11,000 Tonnes( Kow iyo tan kun oo tan)  oo dowlada Turkiga ay ugu talo gashay dadka Soomaaliyeed kaas oo dejintiisa tobankii maalin ee la soo dhaafay ay ka socotay dekada weyn ee  Muqdisho.

W/D: Ibraahim Guudle

Previous Post

Sheybaarkii dhexe ee Xoolaha Soomaaliya oo dib loo furey rubuc qarni kadib-Sawirro

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In