Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Awqaafta XFS oo Hay’addaha ka Shaqeeya Udxiyadda ku Amray in Wasaaradda soo maaraan+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Awqaafta XFS oo Hay’addaha ka Shaqeeya Udxiyadda ku Amray in Wasaaradda soo maaraan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa shirkadaha ka shaqeeya udxiyada ku amartay inay wasaaradda kala shaqeeyaan hubinta xoolaha la gowracayo si loo marsiiyo shareecada islaamka iyo in sida ugu haboon ee goobaha looga baanyahay la gaarsiiyo.

Sidoo kale waxa ay bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday maadaama sanadkaan aan la aadeynin xajka sababo la xiriira cudurka safmarka ee Karoona looga baahanyahay inay garab istaagan dadka danyarta ee uu baahan caawinaad.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda federaalka Soomaaliya Cismaan Aadan Dhuuboow oo maanta qaar ka mid ah culimadda Soomaaliyeed kulan la qaatay ayaa sheegay in Wasaaraddu ay diyaarsiyay nidaam lagu hagayo gaabaha la gaarsiinayo iyadoo la farayo dhammaan hay’addaha ka shaqeeya inay soo maraaan.

“Waxaan diyaarinayay habraac aan ugu talagalnay inaan ku hubinayo goobaha ay baahida weyn ka taaganyihiin hadii ay ahaan laheyd Degmo,xaafad ilaa gobol waxaana rabnaa hay’addaha ka shaqeeya arrimaha udxiyada ee qeybiya xooloha loo gowracayo maalmaha ciidana inaan ka habuni ma yihiin kuwa la waafajiyay shareecada Islaamka.

22 bishaan oo ku beegan maalinta beri ah ayaa la sheegay inay tahay maalinta kowaad ee bisha carafe waana bil qeyr-badan oo islaamka muhiimad gaar ah uleh hase ahaatee sanadkaan lama aadayo xajka maadaama dalka sacuudiga uu sababa la xariira xakameynta caabuqa Karoona loo hakiyay balse ay xajindoonaan tira dadka ku nool gudaha dalkaasi sacuudiga.

Previous Post

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dalka ku soo celisay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Uganda

Next Post

Wasiir Canshuur oo furay tababar la xiriira kaalinta isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada+Sawirro.

Next Post
Wasiir Canshuur oo furay tababar la xiriira kaalinta isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada+Sawirro.

Wasiir Canshuur oo furay tababar la xiriira kaalinta isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada+Sawirro.

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In