Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Beeraha oo abuur daaweysan ku wareejisay maamulka Degmada Awdheegle “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Beeraha oo abuur daaweysan ku wareejisay maamulka Degmada Awdheegle “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Abuurkan oo ka kooban Galey cad iyo digir gaduud daaweysan tayo dhameystirana leh ayey Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo kaashaneysa shirkadda Siisad ( CSET ) iyo  mashruuca GEEL waxey ku wareejisay maamulka degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose si ay uga faa’iideystaan beeraleyda deegaanka oo uu saameyn weyn ku yeeshay fatahaadda webiga Shabeelle.

Maamulaha shirkadda abuurka ee CSET Dr Khaalid Cumar Cali ayaa sheegay in Beeraleyda ay faa’iido badan u leedahay abuurkan.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Guddoomiyaha degmada Awdheegle Cabdullaahi Cismaan Abuukar iyo Wasiir ku-xigeenka Beeraha Koonfur Galbeed Xasan Sayid Cali Cabdow ayaa si wadajir ah uga mahadceliyay abuurka lagu wareejiyay oo ay sheegeen in ay ka faa’iideysan doonaan Beeraleyda reer Awdheegle oo uu sameyn weyn ku yeeshay fatahaadda webiga Shabeelle.

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa si qoto dheer  uga  hadlay Ahmiyadda abuurka uu u leeyahay beeraleyda Soomaaliyeed ee wajahaya xaalado adag oo isugu jira fatahaado, dhibaatada Ayaxa iyo saameynta safmarka COVID 19, isagoo dhanka kale tilmaamay inay xoogga saari doonaan sidii beeraleyda ay u heli lahaayeen abuur tayo leh.

Previous Post

Qaar ka mid ah Wasiirada Koonfur Galbeed oo booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Qoysas barakacayaal ku nool Balcad oo codsaday in kaalmo deg deg ah lala soo gaaro “SAWIRRO”

Next Post
Qoysas barakacayaal ku nool Balcad oo codsaday in kaalmo deg deg ah lala soo gaaro “SAWIRRO”

Qoysas barakacayaal ku nool Balcad oo codsaday in kaalmo deg deg ah lala soo gaaro “SAWIRRO”

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In