Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda caafimaadka Galmudug oo adeegyo caafimaad u fidisay dad dan yar ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda caafimaadka Galmudug oo adeegyo caafimaad u fidisay dad dan yar ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa adeegyo caafimaad u fidisay Dad dan yar ah oo ku sugan xeryaha barakacayaasha ee duleeddada Magaalada Gaalkacyo.

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kaashanaysa hay’adda ,Childbirth Survival International (C.S.I) ayaa waxay si wada jir ah baaritaanno caafimaad iyo Dawayn lacag la’aan ah ugu sameeyeen Carruur iyo Haween kasoo jeeda Qoysaska dan yarta ee ku nool xeryaha barakacayaasha.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Naciimo Maxamed Catoosh, ayaa ugu mahad celisay hay’adda Childbirth Survival International , Daweynta iyo baaritaannada Caafimaad ee ay u sameeyeen Hooyada iyo Dhallaanka Soomaaliyeed, waxanay sheegtay in ka wasaarad ahaan ay soo dhaweeyn
doonaan cid kasta oo wax u qabaneysaa danyarta ku nool guud ahaan degaannada Galmudug.

Muxyadiin Cismaan Gabayre oo ka mida masuuliyiinta hay’adda ayaa sababaha keenay in xilligani ay Dawayn iyo baaritaanno caafimaad u sameeyaan Danyarta ku dhaqan duleeddada Gaalkacyo ku sheegay inay yihiin Dad mudan in la caawiyo maaddaama ay haystaan duruufo dhaqaale oo aysan dabbari karin baahiyahooda gaarka ah.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo ka hadlay waxqabadka maamulkiisa

Next Post

HORESEED IYO HEEGAN KULAN CIYAREEDKA CIIDANKA

Next Post
HORESEED IYO HEEGAN KULAN CIYAREEDKA CIIDANKA

HORESEED IYO HEEGAN KULAN CIYAREEDKA CIIDANKA

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In