Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo sheegtay in degaanno ka tirsan gobalka Hiiraan uu ka dilaacay Covid 19

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo sheegtay in degaanno ka tirsan gobalka Hiiraan uu ka dilaacay Covid 19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda Caafmaadka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Cabdi Macalin Muxumed, oo maanta shir jiraa’id warbaahinta ugu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle, ayaa sheegay in Xanuunka COVID-19, uu ka dilaacay Deegaanno ka tirsan Hirshabeelle.

Wasiirka ayaa sheegay in deegaanka Far-Libaax, oo qiyaastii 45 Km dhanka galbeed kaga began magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, uu xanuunka Caron Virus dad badan kusoo ratay qaarna ay u geeriyoodeen inkastoo tirakoob rasmi ah aanay wasaaradda soo gudbin, isaga oo sheegay in baaritaano dheeraad ah ay wadaan si ay u xaqiijiyaan heerka uu gaaray iyo tirada dadka uu xanuunkan waxyeleeyay.

Related posts

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026

Wasiirka wasaaradda Caafmaadka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Cabdi Macalin Muxumed ayaa Bulshada ugu baaqay inay ka taxadiraan faafitaanka xanuunka Covid-19, oo markale kusoo laabtay qeyba ka mid ah Dalka.

Previous Post

Doorashada Golaha Shuurada oo ka bilaabatay Qadar

Next Post

Shil Gaari oo  ka Dhacay wadadda xariiriso Dhagaxbuur Iyo Jigjiga

Next Post
Shil Gaari oo  ka Dhacay wadadda xariiriso Dhagaxbuur Iyo Jigjiga

Shil Gaari oo  ka Dhacay wadadda xariiriso Dhagaxbuur Iyo Jigjiga

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In