Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo agab caafimaad ka guddoontay dowladda Ethiopia “Dhageyso+sawiro”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka oo agab caafimaad ka guddoontay dowladda Ethiopia “Dhageyso+sawiro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Ethiopia Mudane Axmed Shide ayaa maanta booqasho ku yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,  waxaana Wasiirka Maaliyadda ku weheliyey Wasiirudowlaha Arrimaha Debadda Mudane Ridwan Xuseen iyo xubno kale.

Wafdiga ayaa waxay dowladda Federaalka Soomaaliya soo gaarsiiyeen daawooyin iyo agab caafimaad oo lagula tacaalayo ka hortagga faafidda COVID19 oo qiimahoodu gaarayo nus Milyan doolar

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026

Agabka waxa uu isugu jiraa daawooyin iyo qalabka difaaca qofka (PPE), waxaana loogu adeegi doonaa shacabka Soomaaliyeed.

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa agabka kala wareegay wafdiga ka socda dowladda Ethiopia.

Soomaaliya ayaa horey waxaa u soo gaarayay deeqo caafimaad oo ka kala yimid qaar ka mid ah dowladaha Caalamka, kuwaasi oo ay ugu horeeyaan Turkiga, Qatar iyo kuwa kale, looguna talagalay in looga hortaggo faafidda COVID-19, waxaana dowladda Ethiopia ay qeyb ka noqoneysaa saaxiibada Soomaliya ka caawinaya ka hortagga cudurka COVID-19.

Safiirka Dowladda Ethiopia ee Soomaaliya Danjira Jamaaludiin Mustafa Cumar ayaa Radio Muqdisho u sheegay in Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda uu socdaalkooda la xiriiro sidii dowladda Soomaaliya looga caawin lahaa ka hortagga faafidda COVID-19.

Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2020/06/Wareysi-Safiirka-Ethiopia-ee-Soomaaliya.mp3

Previous Post

Ciidanka XDS oo Al-Shabaab kala wareegay degaanka Luuq-Jeeloow ee Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”

Next Post

Soomaaliya iyo Somaliland oo heshiis ku gaaray Jabuuti +Sawirro

Next Post
Soomaaliya iyo Somaliland oo heshiis ku gaaray Jabuuti +Sawirro

Soomaaliya iyo Somaliland oo heshiis ku gaaray Jabuuti +Sawirro

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ayaa kulan la qaatay maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Gobolka Mudug,...

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In