Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo daahfurtay Ololaha Tallaalka Cudurka Daacuunka

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka oo daahfurtay Ololaha Tallaalka Cudurka Daacuunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa WHO, UNICEF iyo GAVI ayaa waxay biloowday Wareegga 1aad ee Ololaha Tallaalka Daacuun Caloolaha: 22 – 28 June 2019

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Drs. Fawziya Abikar Nur oo ay wehliyeen Wakiilka Soomaaliya u qaabilsan Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), Dr. Mamunur Malik iyo Wakiil ka socdey UNICEF Dr. Mahboob Bajwa, Agaasiamaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Cabdullahi Xaashi Cali,  Agaasimaha Isbitaal Banaadir Drs. Fartuun Shariif Maxamed ayaa si wadajir ah u daahfuray Wareegga 1aad ee Ololaha Tallaalka Daacuun Caloolaha oo laga fulin doono dalka oo dhan.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Ololahan  wuxuu qayb ka yahay heshiis ay dunidu ku gaartey in cudurka Daacuun Caloolaha la dhameeyo inta aan la gaarin sanadka 2030-ka, waxaana Tirada Dadka la Tallaalayo ay gaareysaa 659,922 qof oo da’doodu u dhaxayso 1-sano iyo wixii kaweyn.

Previous Post

Wasiirka Beeraha Soomaaliya Oo Ka Qaybgalay Shir caalami ah oo ka dhacay Talyaaniga

Next Post

France says final G20 communique must mention Paris climate change agreement

Next Post
France says final G20 communique must mention Paris climate change agreement

France says final G20 communique must mention Paris climate change agreement

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In