Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda caafimaadka oo dawo gaarsiisay Isbitaalka Koofurta Gaalkacyo “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda caafimaadka oo dawo gaarsiisay Isbitaalka Koofurta Gaalkacyo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Daawadan oo ay soo dhiibtay wasaaradda caafimaadka dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa wasaaradda caafimaadka Galmudug waxa ay maanta ku wareejisay maamulka isbitaalka koofurta Galkacyo.

Dr. Cali daahir Mirre  Cilmi oo ah agaasimaha qeybta daweeynta iyo qalabeynta wasaaradda caafimaadka Galmudug oo sharaxaad ka bixiyay daawadan iyo qeybaha ay ka kooban tahay ayaa  yiri “Waxaan rabnaa inaan maanta meeshaan ku wareejino daawo nooga timid dowlada fadaraalka Soomaaliya gaar ahaan wasaaradda caafimaadka
dawadan oo ka kooban 18 kartoon oo ah daawada maalaariyada oo aan rabno inaan u qeybino meelo ay ka mid yihiin Gurceel.Dhuusamareeb. Caabudwaaq. Balanbal iyo Cadaado oo aan u gaarsiin doono sida ay ugaarto”.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Agaasimaha isbitaalka koofurta Galkacyo Dr Maxamed Cabdi Axmed ayaa isna ka mahad celiyay daawadaan la soo gaarsiiyay waxaana uu sheegay in ay kusoo aadday xilli aad loogu baahnaa Aad baan ugu mahadcelineeynaa daawada halkaan ku tiirsan oo ay noo keentay wasaarada caafimaadka Galmudug runtii dawada nooceeda oo ah middii maalirayada waxay ku timid xilli loo baahan yahay oo wadanka dhan ay roobab ka da’een ha yaraato runtii laakinn waa daawo wax ku ool ah oo aan rabno inaan uga faa’ideeyno deegaanada Galmudug hadda waxay taallaa isbitaalka Galkacyo waana meesha laga qaybinayo daawadaan”  ayuu yiri Agaasimaha isbitaalka koofurta Galkacyo Dr. Maxamed Cabdi Axmed.

1 2 3 6 7 9 10

Sawir qaade:  C/risaaq Maxamed Axmed  Galkacyo

Previous Post

Wasaaradda arrimaha gudaha “Bil gudaheed ayaa lagu soo geba gebaynayaa shirka Jowhar” “Sawirro”

Next Post

Gudoomiye Jawaari oo ka qeybgalay kulan looga arrinsanayay sameynta sharciga doorashooyinka

Next Post
Gudoomiye Jawaari oo ka qeybgalay kulan looga arrinsanayay sameynta sharciga doorashooyinka

Gudoomiye Jawaari oo ka qeybgalay kulan looga arrinsanayay sameynta sharciga doorashooyinka

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In