Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo deeq dawo ah gaarsiisay Isbitalka dhexe ee Cadaado-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka oo deeq dawo ah gaarsiisay Isbitalka dhexe ee Cadaado-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdan Dawada ah oo gaaraysa ilaa 160-kartoon oo nuucyo kala duwan ah ayaa Wasiiradda caafimaadka dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed waxa ay ku wareejisay maamulka Isbitalka dhexe ee degmada Cadaado, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wasiirka arrimaha bulshada Ximan iyo Xeeb, iyo xoghayaha caafimaadka maamulkaas.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Agaasimaha guud ee Isbitalka Dr Maxamed Cumar Yuusuf ayaa sheegay in dawadan ay  ku soo aaday waqti Isbitalka dawa yari ka jirtay, isagoo xusay in 25-sano ka dib Xaawa ay noqotay wasiiraddii caafimaadka ee Isbitalkan kaalmo keenta.

Dr Maxamed ayaa intaa ku daray in deeqdan dawada ah ay kaga farxad badantahay dawooyinkii ay ka heli jireen Hay’adaha marka la eego xagga tayada iyo tiradaba.

Wasiirka arrimaha bulshada Ximan iyo Xeeb Cumar Maxamed Diiriye ayaa ka mahadceliyay kaalmada dawada ah ee maanta wasaaradda caafimaadku soo gaarsiisay, waxaana u sheegay in kaalmadan ay wax ka taridoonto baahiyaha caafimaadka deegaanka.

Wasiirada caafimaadka ayaa kormeertay qaybaha uu ka koobanyahay Isbitalka Cadaado, sida qaybaha bukaan jiifka, Qaybaha Carruurta iyo Haweenka, iyadoo sheegtay in wasaaraddu ay wado qoryaal lagu hormarinayo adeegga caafimaadka gobolada dalka.

Wasiiradda caafimaadka Xaawo Xasan Maxamed ayaa shalay gaartay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

DSC08242 DSC08251 DSC08256 DSC08257 DSC08258 DSC08260 DSC08264 DSC08265 DSC08267 DSC08272 DSC08273 DSC08275 DSC08279 DSC08280 DSC08281 DSC08282 DSC08283 DSC08284

W/D: Maxamuud Cabdi Diirshe

Previous Post

Hormuud oo $100 kun u qeybisay carruur agoon ah

Next Post

Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya oo deeq gaarsiiyay carruur agoon ah-Sawirro

Next Post
Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya oo deeq gaarsiiyay carruur agoon ah-Sawirro

Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya oo deeq gaarsiiyay carruur agoon ah-Sawirro

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In