Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelk Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay tababar aad u sareeyo oo ku saabsan Dayeeeelka Caafimaadka aas-aasiga ah ee araga (Primary Eye Care) .
Tababarkaan ayaa waxaa ka faa’ideysan doona 60 xirfadlayaal Caafimaaad ee ka howl galo xarumaha Caafimaadka ee Gobolka Banadir . Tababarka oo socon doona muddo Lix cisho ah.
Waxaa gacan weyn ka geystay taabagalinta tababarka Bankiga Hormarinta Islaamka (IsDB ) iyo Hay’adda AIDA.