Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo daahfurtay xuska todobaadka wacyi gelinta ka hortagga si qaldan u isticmaalka Antibaayootikada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo daahfurtay xuska todobaadka wacyi gelinta ka hortagga si qaldan u isticmaalka Antibaayootikada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuuliyiinta Wasaradda caafimaadka Soomaaliya , dhaqaatiir , aqoonyahano iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabaddan oo daahfur u aheyd xuska todobaadka wacyigelinta ka hortagga si qaldan u isticmaalka antibaayootikada oo dhibaato weyn ku heysa dunida oo dhan.

Dhaqaatiir, aqoonyahanno iyo qubaro kale ayaa madasha uga qeyb galay dood ku saabsan dhibaatooyinka laga dhaxlo daawooyinka Antibaayootikada ee sida qaldan loo isticmaalo iyo sida ugu wanaagsan ee looga hortagi karo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr Cabdullahi Xaashi Cali ayaa sheegay in dalka ay ka jirto dhibaato weyn oo dhanka isticmaalka daawooyinka Antibiyootikada ah, loona baahanyahay in si wada jira looga hortago.
Wasiir ku xugeenka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Mudane Maxamed Saciid Cabdullahi ayaa sheegay in Xildhibaannada golaha shacabka ay ka rajeynayaan inay goor dhow meel mariyaan sharciga daawada oo ka hortagi doona dhibaatooyin badan oo dalka ka jira.

Munaasabada xuska todobaadka wacyigelinta ka hortagga si qaldan u isticmaalka antibaayootikada oo socon doonto muddo hal todobaad ah ayaa kusoo aadeysa xilli maanta Xildhibaannada golaha shacabku ay akhrinta koowaad marsiiyayn Sharciga daawada Qaranka oo muhiimad weyn u leh bulshada Soomaaliyeed.

W/D: Xabiib Axmed Cali 

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabelle oo u mahadceliyay dadkii ka qeybqatay gargaarkii shacabka Beledweyne “SAWIRRO”

Next Post

Marwada Koowaad ee Dalka oo Mareykanka kaga qeyb gashay kulan loogu gurmanayo dadka fatahaaddu saameysay

Next Post
Marwada Koowaad ee Dalka oo Mareykanka kaga qeyb gashay kulan loogu gurmanayo dadka fatahaaddu saameysay

Marwada Koowaad ee Dalka oo Mareykanka kaga qeyb gashay kulan loogu gurmanayo dadka fatahaaddu saameysay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In