Wasaaradda Caddaalada dawlada Federalka Sooomaaliya waxa ay haysaa fursad shaqo oo xiriir la leh arrimaha caddaalada iyo dastuurka sidaa awgeed lifaaqo hoose guji fadlan haddii aad daneynaysid
DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato
Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha, taasoo si...












