Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Cafimaadka Koofur Galbeed oo kulan la yeelatay Hay’addo ka howlgalo Koofur Galbeed “Sawirro”.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Cafimaadka Koofur Galbeed oo kulan la yeelatay Hay’addo ka howlgalo Koofur Galbeed “Sawirro”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka oo maalintii labaad galay waxa hormuud ka ahayd wasaarada caafimaadka koonfur galbeed oo kulanka ka qeyb gelisay maamulka gobolka bakool isuduwayaasha wasaarada caafimaadka gobolada bakool iyo baay iyo shabeellaha hoose.

Kulanka oo maalintii labaad saacado badan qaatay ayaa waxaa warbixino laxiriira waxqabadka hay’adaha iyo muhiimada gobolka u leeyihiin degnaashiyahooda laga dhegeystay hay’adaha shirka lagu casuumay.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Cabduqaadir Maxamed Xasan Madaxa Mashruuca RCRF ee wasaarada caafimaadka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ay ka wasaarad ahaan ku faraxsan yihiin in hay’adaha waxqabad kooda soo bandhigaan iyadoo maamulkiiina goob joog yahay.

Guddoomiyaha degmada xuddur Maxed Macalin Axmed iyo guddoomiye kuxigeenka samafalka gobolka Bakool Cumar Daa’uud Khaliif ayaa ka mahdceliyey shir heer gobol ah in xuddur lagu qabto waxana ay hay’adaha kula dardaarmeen in si dhab ah u wataan waxa ay soo bandhigeen.

Gebagebadii shirka waxa soo xirey wasiir kuxigeenka wasaarada caafimaadka Koonfur Galbeed Cismaan Cabdi Muuse oo u mahadceliyey Hay’addaha waxqabadkooda soo bandhigay.

Previous Post

Puntland oo soo saaray liiska Musharaxiinta ku tartamaya 11 kursi ee Aqalka Sare BJFS.

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay laamaha amniga.

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay laamaha amniga.

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay laamaha amniga.

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In