Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Dhallinyarada Oo Dib U Howlgelineyso Kooxdii Fanaaniinta Ee Danan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Dhallinyarada Oo Dib U Howlgelineyso Kooxdii Fanaaniinta Ee Danan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud, ayaa kulan la qaatay kooxdii fannaaniinta Danan si ay uga tashadaan dib u hawl-gelinta kooxdan oo hoos imaan jirtay Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha.

Kooxdan dhallinyarada fannaaniinta ah iyo abwaankooda Xirsi Dhuux oo haddaba qayb ka ah wacyigelinta bulshada ayaa ku hawlgalayay magaca Hiddo waxaana hadda qorshuhu yahay in ay qaataan magacii rasmiga ahaa ee Danan.

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Wasiirka, ayaa kooxda uga waramay qorshaha Wasaaradda ee jiheynta dhallinyarada Soomaaliyeed oo wacyigelintu qeybta ugu muhiimsan tahay, wuxuuna kula dardaarmay inay qeyb ka noqdaan dadaalka ay Wasaaraddu wado.

Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ayaa wada qorshe la doonayo in lagu kobciyo wacyiga dhalinyarada Soomaaliyeed si looga wacyi-geliyo argagixisnimada, danbiyada abaabulan ee ciyaalka xaafaduhu ku kacaan, tahriibka iyo wixii la halmaala.

Previous Post

Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya Iyo xeeldheereyaal Caalami ah Oo kawaanka malayga “SAWIRRO”

Next Post

Deegaano Dhowr Ah Oo Lagala Wareegay Argagixisada Al-Shabaab

Next Post
Deegaano Dhowr Ah Oo Lagala Wareegay Argagixisada Al-Shabaab

Deegaano Dhowr Ah Oo Lagala Wareegay Argagixisada Al-Shabaab

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In