Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Dhallinyarada oo Wadda Qorshe Shaqo loogu Abuurayo Dhallinyarada Soomaaliyeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xuukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux oo wareysi siiyay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in Dhawaan Shaqooyin loo Abuurayo dhallinyaro ka badan Saddax kun oo dhallinyaro ah isla markaana  30 kun Tababarro kala duwan loo furayo isaga oo Sheegay in shaqo Abuurkaas ay ka qayb qaadanayso QM Midoobay Arrintaanna ay ku qeexan tahay heshiis saddax qaybood ah oo ay horay u kala Saxiixdeen Dowladda Federaalka iyo Qm.

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa wadda Dadaallo lagu joojinayo Dhibatooyinka sababay Shaqo la,aanta ka jirta dalka kuwas oo hadda u muuqda mid dhiiri galinaysa Dhallin badan oo dalka ku haray si daryeel ay uga helaan Dowladdooda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Soomaaliya waxa ku sugan Dhallinyaro badan oo Aqoon leh kuwaas oon  hayn Wax shaqo ah sidoo kale dalka waxa ka Cararay Dhallinyaro kale oo Raadiyey Nolol ka badalan Mida ay ku noolayeen Nasiib Darrase   waxa ay u kala qayb sameen Dhallinyaradaas dalkooda Shaqo la,aanta Uga Cararay kuwo ku Baaba,ay badda, kuwo ku Xiran Xabsiyada Caalamka iyo kuwo Aan ku qancin halka ay gaareen Nolosha ka jirta iyo kuwo Aanay u shaqaysan Karin Si Xoriyad ah isla Markaana isaga xaraysan Guryahooda , laakiin meelmarinta ama joojinta Dhibaatadas oo dhami waxaa looga fadhiyaa dowladda federaalka ah si ay u soo laabato Rajada Dhallinyaradaas oo hadda ku nool Rajo la,aan haysata.

 

 

 

Previous Post

Baarlamaanka oo maanta ka doodaya Dib u eegista Miisaaniyadda Qaranka

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In