Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Gaadiidka  iyo Duulista Hawada Jubbaland oo soo dhaweysay dib-ufurista duullimaadyada caalamiga ah.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Gaadiidka  iyo Duulista Hawada Jubbaland oo soo dhaweysay dib-ufurista duullimaadyada caalamiga ah.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee maamulka Jubba land Saacid Cabdullaahi Macallim Maxamed oo la hadlayay Radiomuqdisho  ayaa waxaa uu sheegay iney jirtay baahi weyn oo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ay uqabeen duullimaadyada caalamiga ah,waana arrin aan aad uga warqabnay oo mudan in la soo dhaweeyo sidaas darteed ayaan innaguna waxaan si buuxda u soo dhaweyneynaa, go’aankii golaha wasiirrada ee dowladda federaalka ah ka soo baxay ee ku aaddanaa dib u furista duulimaadyada heerka caalami.

Agaasime Saacid Cabulaaahi oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa kale uu sheegay in ay  garowsanyihiin dhibaatada xanuunka COVID19  uu weli ku hayo caalamka,isla marahaantaana ay ku dadaali doonaan sidii looga digtoonaan lahaa oo loo qaadan lahaana awaamiirta iyo talooyinka loogaga hortegi karo cudurkaas ee ay dhaqaatiirta iyo wasaaradaha caafimaadku ay soo gudbinayaan.

Related posts

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026

ugu dambeyn agaasimaha wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee maamulka Jubba land Saacid Cabdullaahi Macallim Maxamed waxaa uu u mahadceliyay wasiirka wasaaradda gaadiidka ee dowladda federaalka ah isagoo uga mahadceliyay wadashaqeynta wanaagsan ee ay wasaarada dowlada dhexe ee dalka ay la leedaahey Wasaaradaha dowlad-goboleedyada iyo sida ay had iyo jeer ugu dadaalayaan horumarinta garoomada diyaaradaha ee ku yaalla degmooyinka Jubba-land.

Tags: Wasaaradda Gaadiidka  iyo Duulista Hawada Jubbaland oo soo dhaweysay dib-ufurista duullimaadyada caalamiga ah.
Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo Dalka kusoo celisay Dhallinyaro ku xayirnayd Waddanka Iiraan+Sawirro

Next Post

Kulan lagu soo dhaweynayay Maareeyaa cusub ee Hay’adda Duulista Rayidka oo Muqdisho lagu qabtay+Sawirro

Next Post
Kulan lagu soo dhaweynayay Maareeyaa cusub ee Hay’adda Duulista Rayidka oo Muqdisho lagu qabtay+Sawirro

Kulan lagu soo dhaweynayay Maareeyaa cusub ee Hay’adda Duulista Rayidka oo Muqdisho lagu qabtay+Sawirro

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
0

Muqdisho, 05 Maarso 2026 – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

March 5, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay ansixinta ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

March 5, 2026
0

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In