Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Gargaarka Soomaaliyo oo deeq raashin ah gaarsiiysay Beledweyne “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Gargaarka Soomaaliyo oo deeq raashin ah gaarsiiysay Beledweyne “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa keentay deeq Raashin ah oo Cadad ahaan gaarayso 20 Tan soo gaarsiiysay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobalka hiiran.Gargaarkaan ayaa loogutala galay dadka ay sameysay Abaaraha ee kajira Gobalada dalka Gaar ahaan Gobalka Hiiraan.

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Masiibooyinka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xilibaan Khadiija Maxamed Diiriye ayaa ku warejisay gargaarkaan Wasiirka Gargaarka Maareynta Iyo Masibooyinka Hirshabeele Xilibaan Cabdi Mahad waxaa uu umad ciliyay Wasaaradda Gargaarka Xukuumada Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026

Xilibaan khadiija maxamed diiriye ayaa sheegtay in Qaar kamid ah Gargaarkii Dowladda  Imaaradka Carabta ay Maanta so gaarsiiyeen Magaalada Beledweyne.

Tags: Wasaaradda gargaarka Soomaaliyo oo deeq raashin ah gaarsiiysay Magaalada Beledweyne
Previous Post

Guddiga Amniga Gobalka Nugaal oo xal ka gaaray cabasho ay qabeen Bajaajlayda “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Dalka Rwanda ka furtay shir muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Dalka Rwanda ka furtay shir muhiim ah “SAWIRRO”

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Dalka Rwanda ka furtay shir muhiim ah "SAWIRRO"

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

February 21, 2026
0

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In