Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Haweenka Galmudug oo kulan looga hadlayay hubinta qoodada Haweenka ku qabatay Dhuusamareeb

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Haweenka Galmudug oo kulan looga hadlayay hubinta qoodada Haweenka ku qabatay Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ujeedadiisu aheyd ka tashiga qoondada Haweenka ka soo galaya Galmudug labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug ku yeesheen wasaaradda haweenka Galmudug, Mas’uuliyiiin ka socotay golaha Baarlamaanka Galmudug.

Sidoo kale Kulanka waxaa qeyb-ka ahaan xubno ka socday Wasaaradda Arrimaha guddaha iyo federaalka qaar ka mid ah musharaxiin Haween ah oo Raadinaya kuraasta qaar iyo xubno ka socda guddiga maamulka doorashada ee Gollaha Baarlamaanka Galmudug.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Haweenka Galmudug, Maxamed Cali Alaale iyo qaar ka mid ah ka qayb galayaasha kulanka oo ugu horeyn ka hadley Furitaanka watashigaan guud ayaa soo jeediyay baaqyo la xiriira ilaalinta qoondada haweenka ee boqolkiiba sodon.

Xildhibaan Cibaado yuusuf Axmed oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug iyo Wasiir dowlaha wasaaradda arrimaha guddaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug Axmed Xassan Cali -Axmed Dheere ayaa iyana booriyay dadaalkan lagu raadinayo xoojinta fursadaha siyaasadeed ee haweenka.

Ugu dambeyn waxaa kulanka soo gunaanadey wasiirka Haweenka Galmudug Ubax Xuseen Dhiblaawe oo baaq u dirtay madaxda Galmudug iyo guddiyada doorashada si loo hubiyo qoodada haweenka ee boqolkiiba sodonka ee labada Aqal ee barlamaanka.

Tags: Wasaaradda Haweenka Galmudug oo kulan looga hadlayay hubinta qoodada Haweenka ku qabatay Dhuusamareeb
Previous Post

CAF oo Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya u wakiilatay in uu kormeero doorashada xiriirka Tanzania

Next Post

Galmudug oo Adeegyadda Aas aasiga u ah nolshada ka hirgelineyso deegaanka Camaara

Next Post
Galmudug oo Adeegyadda Aas aasiga u ah nolshada ka hirgelineyso deegaanka Camaara

Galmudug oo Adeegyadda Aas aasiga u ah nolshada ka hirgelineyso deegaanka Camaara

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In