Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Haweenka oo soo xirtay Tababar ku saabsan Dhowridda Xuquuqda Carruurta “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Haweenka oo soo xirtay Tababar ku saabsan Dhowridda Xuquuqda Carruurta “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta  xuquuqda aadanaha Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo xirtay Tababar ku saabsan dhaqan gelinta heshiiska caalamiga ah ee dhowrista  carruurta kaas oo ay ka qayb galeen  wakiillo ka socday qaar ka mid ah ururrada bulshada rayidka ah  iyo Culumaa,udiin.

Qaar ka mid ah Wakiillada Ururrada  bulshada rayidka ah oo tababarka ka hadlay ayaa sheegay in muhiimad gaar ah ay leedahay ilaalinta Xuquuqda Carruurta.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Si doo kale culumaa,udiinkii tababarka  ka hadlay ayaa tilmaamay in mudnaanta koowaad ee xuquuq siinta  ay leeyihiin caruurta maadaama ay yihiin jiil soo kobcaya  isla markaana loo baahanyahay in qofkasta uu waajib iska saaro

Agaasimaha Horumarinta Arrimaha qoyska ee wasaaradda haweenka Faadumo Maxamed Cali ayaa sheegtay in muhiimadda tababarkaan loo qabtay uu ahaa in farriin isku mid ah ay gaarto bulshada Soomaaliyeed taas oo ah in la dhowro xuquuqda Carruurta iyadoona soo xirtay tababarka.

Agaasimaha Abaabulka iyo Wacyi galinta Wasaaradda Haweenka Marwo Cadar Maxamed Cali ayaa dirtay baaq ku Aadanaa in la joojiyo colaadaha ka socda Magaalada Gaalkacyo taas oo ay wax ku noqonayaan sida ay sheegtay Carruur iyo Dumar.

IMG_1536 IMG_1526 IMG_1515 IMG_1486 IMG_1485 IMG_1480 IMG_1466 IMG_1464 IMG_1455 IMG_1450 Copy of IMG_1440

Previous Post

Taliye ku-xigeenka booliska oo kormeeray ciidan imtixaan laga qaadayo “SAWIRRO”

Next Post

Barnaamij loogu magac daray Aada Dugsiyada oo ka bilowday South Africa “SAWIRRO”

Next Post
Barnaamij loogu magac daray Aada Dugsiyada oo ka bilowday South Africa “SAWIRRO”

Barnaamij loogu magac daray Aada Dugsiyada oo ka bilowday South Africa "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In