Monday, September 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Howlaha Guud oo ka qeyb qaadaneysa Bilicda Xarunta Tababarada Ciidanka Xoogga ee Turkysom “Sawirro”

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Howlaha Guud oo ka qeyb qaadaneysa Bilicda Xarunta Tababarada Ciidanka Xoogga ee Turkysom “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo  dib u Dhiska Xukumadda Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Shaqalaha Wasaaradda Howlaha Guud ayaa iska kaashaday Islamarkaana qeyb ka mid ah Mushaarkooda ku bixiyey  sidii ay qeyb ugu qadaan laheyn hagaajinta iyo ka shaqeynta bilicda xarunta Dugsiga Tababarka Ciidanka Xogga ee TurkySom,  iyagoona gaarsiiyay carro loogu tala galay beerida dhirta.

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukumadda Soomaaliya Eng. Saadaq Cabdullaahi Cabdi ayaa shegaay iney caradaan tahay mid ay madaxda Dugsiga ka codsadeen iney ka caawiyaan si kor loogu qaado  hagaajinta iyo bilicada Dugsiga oo ah xarun ay wax ku bartaan ciidanka xoogga dalka.

Sidoo kale Wasiirka Wasaradda Howlaha Guud ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday iney kaalin muuqata ka qaataan sidii bilicda dugsiga loo tayeyn lahaa maadaama dowladda Turkiga ay qeyb weyn mar walbo ka qaadato harumarka dalka.

Previous Post

Masuuliyiin katirsan Maamulka Gobalka Banaadir oo ka qeyb galay Tartan Kubadda Cagta ah oo loo qabtay Dugsiyada Waxbarashada+Sawirro

Next Post

Duqa Muqdisho iyo Odayaasha dhaqanka oo ka wada hadlay Amniga iyo horumarinta Caasimadda+Sawirro

Next Post
Duqa Muqdisho iyo Odayaasha dhaqanka oo ka wada hadlay Amniga iyo horumarinta Caasimadda+Sawirro

Duqa Muqdisho iyo Odayaasha dhaqanka oo ka wada hadlay Amniga iyo horumarinta Caasimadda+Sawirro

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...

MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

September 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay...

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In