Sunday, June 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masuuliyiin katirsan Maamulka Gobalka Banaadir oo ka qeyb galay Tartan Kubadda Cagta ah oo loo qabtay Dugsiyada Waxbarashada+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Masuuliyiin katirsan Maamulka Gobalka Banaadir oo ka qeyb galay Tartan Kubadda Cagta ah oo loo qabtay Dugsiyada Waxbarashada+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray magaalada Baydhaba

Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray magaalada Baydhaba

June 28, 2026
Taliye Mahad Salaad oo Cabudwaaq ka dhagax-dhigay xero ciidan oo ay leedahay Hay’adda NISA

Taliye Mahad Salaad oo Cabudwaaq ka dhagax-dhigay xero ciidan oo ay leedahay Hay’adda NISA

June 28, 2026
Guddoomiye ku xigeenka maamulka Gobalka Banaadir dhanka arrimaha Bulshada Marwo Basma Caamir Axmed ayaa gelinkii dambe ee shalay ka qeyb gashay Tartan kubadda cagta oo lagu qabanayay degmada Hodan ee Gobalka Banaadir.

Tartankaan oo ah tartan isdhaxgalka Bulshada ayaa waxaa  ku Tartamayey Dugsiyada waxbarashada Degmada Hodan, waxaana loogu talo galay in kor loogu qaado isdhexgalka Bulshada iyo Nabadda Degmada Hodan ee gobolka Banaadir

Guddoomiye Basma ayaa kula dardaarantay Maamulka Degmada Hodan in ay laba laabaan Tartamada Noocaan ah maadaama Tartankaan uu yahay Tartan ay isku arki karaan Bulshada Rer Hodan.

Previous Post

Maxakamadda ugu sareysa Masar oo ogolaatay in Sucuudiga lagu wareejiyo labo Jasiiradood oo muran ka taagnaa

Next Post

Wasaaradda Howlaha Guud oo ka qeyb qaadaneysa Bilicda Xarunta Tababarada Ciidanka Xoogga ee Turkysom “Sawirro”

Next Post
Wasaaradda Howlaha Guud oo ka qeyb qaadaneysa Bilicda Xarunta Tababarada Ciidanka Xoogga ee Turkysom “Sawirro”

Wasaaradda Howlaha Guud oo ka qeyb qaadaneysa Bilicda Xarunta Tababarada Ciidanka Xoogga ee Turkysom "Sawirro"

Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray magaalada Baydhaba

Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray magaalada Baydhaba

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo,...

Taliye Mahad Salaad oo Cabudwaaq ka dhagax-dhigay xero ciidan oo ay leedahay Hay’adda NISA

Taliye Mahad Salaad oo Cabudwaaq ka dhagax-dhigay xero ciidan oo ay leedahay Hay’adda NISA

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa magaalada Cabudwaaq ka dhagax-dhigay xero...

Maxay Soomaaliya ka baran kartaa waayo-aragnimada Shiinaha?

Maxay Soomaaliya ka baran kartaa waayo-aragnimada Shiinaha?

June 28, 2026
0

Guusha dowlad kasta waxaa ugu dambeyn lagu cabbiraa saameynta ay ku yeelato nolosha shacabka. Waxbarasho tayo leh, adeeg caafimaad, shaqo-abuur,...

Ururka Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay faragelinta Israa’iil ee Qarannimada Soomaaliya

Ururka Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyay faragelinta Israa’iil ee Qarannimada Soomaaliya

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Wafdi heer sare ah oo ka socday Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ka qayb galay shirkii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In