Tuesday, April 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda howlaha guud”shirkadaha ku howlan dhismaha waa in ay iska soo diiwan galiyaan wasaradda”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo magacaabay Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaradda howlaha Guud  & Dib u dhiska xukumadda soomaaliya Eng saadiq abdulaahi cabdi oo marti ku ahaa kulaanka todobadka ee warbaaahinta qaranka soomaaliyeed  ayaa ugu baqaay shirkadaha ku howlahaan dhismooyinka ee ka howalgala dalka iney iska soo diiwan galiyaan  wasaradda si loola socdo  tayadda shaqooyinka dhismaha  ay ka fulinyaan dalka isgona shegaay  in talaabo sharci ah laga qaadi doono cidi uu hogaansami weydo awaamiirta wasaradda.

Wasiir Eng saadiq abdulaahi cabdi ayaa shegaay iney meel wnaagsan maryaan  dadaalada looga jiro sidi loo fulin lahaa balan qadki dowlada turkiga ee ku Aadana dhismaha 10kun oo guri oo qeyb ka  ah masharciida horumariineed ay dowlada turkiga ka fulineyso dalka.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026

Sido kale wasiirka ayaa ugu danbeynti ka hadlaay  qorsahah uu dagsan wasaradda howlaha guud iyo dhismaha wadada isku xirta muqdisho iyo jowhar  iyo dib uu soo nooleenta  jamacadda ummada soomaaliyed  uu dhawaan kormeraay wasirka wasardad isagona uu kugalayaay  sida waxa looga qaban lahaa dhismaha jmacadda.

Wasaradda howlaha guud & dib uu dhiska xukumadda soomaaliya ayaa muddoyinkaan dambe wadaay dadaalo ku aadan sidi loo mashaaraciyo  horumariineed loga fulin lahaa taaso qeyb weyn ka qadan karto harumarka  dalka

 

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalaya shirka looga hadlayo arrimaha Soomalaiya oo Kampal ka furmaya

Next Post

Deg Deg R/wasaaraha XFS ” waa sharci daro heshiiska Dekedda Berbera”Dhageyso”

Next Post
Ra’iisul wasaare Kheyre” Soomaaliya waxey sameeneysaa horumaro badan”

Deg Deg R/wasaaraha XFS " waa sharci daro heshiiska Dekedda Berbera"Dhageyso"

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay xarunta...

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

April 13, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka...

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

April 13, 2026
0

Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In