Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Kalluumaysiga oo sheegtay in ay soo saarayso Sharci cusub

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka kallumaysiga iyo khayraadka badda ee Xukuumadda federaalka Somaaliya mudane Maxamad Cumar Caymooy oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in dhawaan Wasaaradda kalluumaysiga ay bilaabayso bixinta sharciga ogolaanshaha kallumaysiga Soomaaliya, kaasi oo uu tilmaamay in Soomaaliya u leedahay Ahmiyad weyn oo baddeena looga badbaadinayo xaalufinta ay ku hayaan marakiibta shisheeye ee sida sharcidarada ah uga qowlaysata xeebaha dalkeena.

Sidookale Wasiirka ayaa sheegay in ay wadda qorshe Dhallinyarada Soomaaliyeed loogu abuurayo xirfado ay uga faa’iidaysataan khayraadka kujira baddeena taasi oo meesha ka saaraysa in Dhallinyarada Soomaaliyeed ay ku biiraan faldambiyeedyada sida Burcadbadeednimada iyo wixii la midka ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugudambayn Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in wasaaradda ay samaydoonto waxkasta oo Horumarin u ah khayraadka badda.

Previous Post

Qoysas danyar oo loo qeybiyay lacago ay ku shaqeystaan

Next Post

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Next Post
Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In