Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Maaliyadda oo Nairobi ku Qabatay Shir muhiima ku qabatay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya oo walaac  ka muujineysaa tahriibka iyo socdaalka sharci darada oo ay ku kacaan dhalinyarada Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayo xiriirka maaliyadeed ee wasaaradda maaliyadda dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ayaa maanta ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo shirkaas ay hormuud ka tahay wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya.

Shirka oo socon doono muddo toddobaad ah ayaa waxaa ka qeybgalayo guddiyo ka kala socda wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, maamullada Puntland, Jubbaland, Galmudug, Koonfur-galbeed iyo khuburro dhinaca maaliyadda ah.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Isku duwaha mashruuca dib u habeynta maaliyadda dalka, Farxaan Cali Maxamuud ayaa u sheegay warbaahinta in shirka uu ku saabsan yahay sidii ay dowladda iyo maamullada u wadaagi lahaayeen nidaam loo dhan yahay oo maaliyadeed, fulinta shuruucda canshuuraha, xisaabaha iyo maareynta deymaha.

Waxaa uu sheegay in gabagabada shirka uu qorshuhu yahay in lagu sameeyo guddi qaran oo ka shaqeyn doono nidaamka maaliyadeed ee dalka ee heer federaal.

Mashruuca dib u habeynta maaliyadda Soomaaliya oo ay ku baxeyso lacag gaareyso $200 oo milyan oo doolar ayaa waxaa taageerayo bankiga adduunka.

Previous Post

SAWIRO : Ciidanka NISA oo soo bandhigay Burcad ay soo qabteen iyo xubin ka tirsan Al-shabaab

Next Post

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada oo cutubya katirsan ciidanka xoogga u soo xiray tababbar “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul wasaaraha Xukuumada oo cutubya katirsan ciidanka xoogga u soo xiray tababbar “SAWIRRO”

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada oo cutubya katirsan ciidanka xoogga u soo xiray tababbar "SAWIRRO"

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In