Friday, February 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Warfaafinta oo dib ugu fasaxday shaqadooda labo hay’adood oo warbaahineed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Warfaafinta oo dib ugu fasaxday shaqadooda labo hay’adood oo warbaahineed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaqada dib ugu fasaxday labo hay’adood oo ka shaqeeya Warbaahinta, kuwaas oo horay Wasaaraddu uga joojisay howlihii shaqo ee ay ka wadeen dalka.

Agasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cadaala

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cadaala ayaa sharaxay qaabkii ay ku timid in hay’adahaan shaqada loo ogolaado mar kale, maadaama kal hore laga joojiyay.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซe ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐š๐ฅ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐šโ€

February 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

February 12, 2026

“Maanta oo ay taariikhdu tahay 20-11-2019-ka waxaa Wasaaraddu ay dib u fasaxday oo ay dib ugu ogolaatay inay wadanka ka shaqeeyaan labo hay’adood oo lagu kala magacaabo Media INK iyo Perspective media oo shaqada la xiiriirta saxaafadda iyo communication-ka ay Wasaaraddu ka joojisay 12-kii bishan kadib markii ay ku guul dareysteen inay raacaan habraacii ay Wasaaraddu u dajisay dhamaan hay’adaha ka shaqeeya arrimaha wacyigelinta, saxaafadda iyo communication-ka si loo hubiyo in dhamaantood ay waafaqsanyihiin siyaasadda ay Golaha Wasiirada ansixiyeen ee wacyigelinta Qaranka iyo siyaasadda horumarinta saxaafadda Soomaaliyeed oo iyana ay Golaha Wasiiradu ansixiyeen sanadkii 2015-ka” ayuu yiri Agaasime Cadaala.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cadaala ayaa hoosta ka xariiqay in labada hay’adood ay buuxiyeen sharuudihii looga baahnaa, isla markaana ay keentay in markale dib loogu ogolaado inay ka howlgalaan gudaha dalka.

“Hadaba labada hay’adood markii si buuxda ugu hogaansameen dhamaan sharuudihi laga rabayna ay buuxiyeen, Wasaaradda waxa ay ย dib ugu ogolaatay inay shaqadooda qabsadaan, kana shaqeeyaan horumarinta saxaafadda iyo wacyigelinta, waxaan runtii anigoo ku hadlaya magaca Wasiirka, Wasiir ku-xigeenka iyo guud ahaan Wasaaradda waxaan rabaa inaan u mahadcelino dalalka iyo hay’adaha ka shaqeeya arrimaha wacyigelinta iyo saxaafadda shaqada wanaagsan ee ay wadanka ka hayaan, iyo dadaalka ay ku garab taaganyihiin Wasaaradda shaqadeeda,”

Mudane Cabdiraxmaan Cadaala Agaasimaha Guud ee Waasaaradda ayaa xusay in Wasaaraddu ay makale xoojineyso in hay’adaha wacyigelinta qaabilsan ay raacaan habraaca Wasaaraddu dajisay oo ay kalhore meel mariyeen Golaha Wasiirada, si loo ilaaliyo nidaamka iyo kala dambeynta, isla markaana ay waxkasta noqdaan kuwa ku fadhiya sharuucda dalka u degsan.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyneyaashii hore oo kulan u socda

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซe ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐š๐ฅ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐šโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซe ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐š๐ฅ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€œ๐๐š๐š๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐›๐ค๐ข๐ข ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐šโ€

February 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qaybgalay Baalfurka Buugga โ€œBaadigoobkii Nabadda Geeska Afrikaโ€,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska

February 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay...

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Ingiriiska

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Ingiriiska

February 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la qaatay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Nairobi ka daahfuray bandhigga todobaadka ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Nairobi ka daahfuray bandhigga todobaadka ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya

February 12, 2026
0

Maanta waxaa si rasmi ah looga daahfuray Magaaladda Nairobi Bandhigga Todobaadka Ganacsiga Soomaaliya-Kenya iyo Qurbajoogta (Somalia-Kenya and Diaspora Trade Week),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In